HomeKomishanka Doorashooyinka Qaranka oo Qalab Diiwaangelinta u Muhiim ah Dalka Keenay

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Qalab Diiwaangelinta u Muhiim ah Dalka Keenay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa(SLpost) – Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ku sheegay inuu dalka soo gaadhay qalab muhiimu ah diwaangalinta iyo doorashada 2017-ku sidii ay si hufan ugu qabsoomi lahayd.

 

Warsaxaafadeedka ayaa u dhignaa sidan:-

 

Salaasadii oo ay  Bisha November ahayd 10/2015 waxa si rasmi ah u soo gaadhay gegida diyaaradaha ee Cigaal Airport ee magaalada Hargeisa qalabkii lagu gelaayey diiwaan gelinta codbixiyaha doorashooyinka.

 

Qalabkan oo laga soo raray caasimada dalka Demark, halkaas oo mudo hal todobaad ah ay ku maqnaayeen labada komishaneer ee kala ah Abdirahman Cisman Aadan iyo Saciid Cali Muuse oo ku hawlanaa soo rarista qalabkan iyo eegistooda ayaa maanta si Rasmi ah u soo gaadhay dalka.

 

Qalabkan oo ah qalab casri ah looguna talo galay in lagu galo diiwaangalinta codbixiyaha doorashooyinka, ee dalka ka bilaabanaysa waxa gudoomay xubno komishanka qaranka ka tirsan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha komishanka qaranku Eng. Cabdiqaadir Iimaan warsame.

 

Gudida kommishanka oo la hadlay saxaafada ayaa sharaaxaad kooban ka bixiyey qalabkan casriga ah ee diiwaan gelinta lagu gelaayo kaas oo qabanaya dadka isku daya inay mar wax ka badan is-diiwaan geliyaan ama codeeyaan. Waxay kaloo sheegeen inay manta komishanka qaranka iyo guud ahaan dalkaba u tahay maalin qiimo leh muujinaysana sida ay uga go’antahay kommishanka doorashooyinku in ay hirgeliyaan diiwaangelin dhamaystiran kana dhacda dalka Jamhuuriyada Somaliland oo dhan.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories