SOOMAALIYA: Madaxweynaha oo Waraaqihii Aqoonsiga ka Guddoomay Hindiya
Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarrunta madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta...
Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Xilkii Kala Wareegay Agaasimihii Hore
Hargaysa(SLpost)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa xilkii kala wareegay agaasimihii hore, Cabdisamad Cumar Maal oo hufnaan iyo badhaxtirnaan shaqo loogu makhraati furay...
Wasiirka Hawlaha Guud oo Kormeer ku soo Maray Biriishyada Magaalada Burco oo Hore Qayladhaan looga Diray Xukuumadda
Burco(SLpost)-Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka mudane Cali Maxamed Xasan “Cali Mareexaan” ayaa hawlo shaqo ku jooga magaalada Burco. Ujeedada safarkiisa ayaa daaranaa...
Suldaan Xiiray oo ka Waramay Deegaanno ay ka Jirto Xaalad Caafimaad Darro, Xukuumaddana ku Canaantay in Shaqadii ay Bulshada u Haysay kaga Mashquuleen Hudheello
Hargeysa(SLpost) Afhayeenka Salaadinta Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka hadlay baahi caafimaad oo ka jirta Dagmooyinka SaboWanaag Iyo Cadaadley oo uu dhawaan...
Madaxweyne-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhisme ay Yeelan Doonto Wasaaradda Biyaha Somaliland
Hargeysa (SLpost) Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, iyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Biyaha Dr C/risaaq Jaamac...
Garabkii Musharaxiinta Isbahaystay ee Kulmiye oo Qoraal ka soo Saaray Hanaankii uu u Dhacay Khilaafkoodu iyo Maroorsigii Garabka Muuse.
Hargeysa(SLpost) - Garabkii Musharaxiinta isbahaystay ee Kulmiye(Cabdicasiis Samaale, Maxamed Biixi, Xildhibaan Kijaandhe iyo taageerayaashooda), ayaa soo saaray qoraal ay ku sheegayaan hanaankii uu u...
Wasaaradda Caafimaadka oo Hakisay Wadashaqayntii Hay’adda UNICEF
Hargaysa(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr: Saleebaan Ciise Xagla-toosiye ayaa lagu soo waramayaa in uu Hay’adda UNICEF u gudbiyey qoraal uu kaga joojinayo hawlihii ay wasaaraddiisa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

