Faransiiska oo Sheegay In aannay Wali Helin Ninkii Agaasimay Weerarrada Paris
Paris(SLpost) - Dacwad oogaha maxkamadda Paris ayaa sheegay inaan la ogeyn meesha uu joogo ninka lagu eedeeyay inuu abaabulay weeraradii dadka badan ay ku...
Taariikhda Gali!
Tixdan waxaan ugu baroordiiqayaa, inuu Eebbe naxariistii janno ka waraabiyo, marxuumkii, saxafigii, bashaashkii iyo geesigii cod karka ahaa ee Axmed Xasan Sh Suufi Cilmi...
Waayaha ku Gadaaman Wasaaradda Maaliyadda! Qaybta 1aad
Iyadoo ay lagama-maarman tahay in la tilmaamo oo la toosiyo hadba meeshii baylihi jirto, halka ay muhiim tahay in meeshii toosanna la boorriyo, si...
Dharaaro xusuustood ( QORMADA 43aad)
“No woman no cry Good friends we have had oh good friend we have lost Along the way in this great future you can’t...
Xuddun iyo Mandheer
Qolkii maydhashada ee gurigayga ayaan is dhex taagay, waanaan qubaystay. Intii aan jidhkayga biyaha tuwaalka kaga tirtirayay ayaan isku eegay muraayad weyn oo qolka...
Saaxiibkey Cawke, Saaxiibkii Mikrofoonka
Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay ii dhibeysaa in aan...
“Cidhif Gees ka Gees Cawke-yare Waa Laga Yiqiin, Carriga Soomaale”
Shalay subaxnimadii hore, anigoo shaqada jooga, oo markaa uun soo galay 6:30 ayaan yara jalleecay qoraal ku qornaa Facebuugga, oo sheegaya geerida Axmed Xasan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

