SNM IYO ISLAAX!!?
Qalinkii : Ahmed Ali Kaahin Ishabaynta bulshooyinkam Qaabab nolosha lagu waajahaayo waxay ka qaataan ilo kala gadisan oo kala jaada oo ay u doortaan ama...
“AHN Cawke ayaa ii Bixiyey Magaca Jidhif Habeen Caddo ah oo aannu Kubbad Wada Ciyaaraynay” Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Jidhif
Hargeysa(SLpost)-Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi (jidhif),ayaa si qoto dheer uga waramey waayo xusuus leh oo ay caruurnimadoodii soo wada...
Daacish oo Khaarajiyey Laba Nin oo u Kala Dhashay Shiinaha iyo Noorway
(SLpost)- Daacish ayaa soo bandhigtay sawirada labo nin oo u dhashay dalalka Norway iyo Shiinaha, kuwaas oo ay afduub u heysteen muddo. Labada nin oo...
Maalinta Xog-ururinta Somaliland oo Hargeysa Lagu Xusay- WQQ&H
Hargeysa (SLpost)-Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa qabatay kulan lagu xusaayo maalinta tirakoobka Afrika (Africa Statistics Day) iyo Maalinta Tirakoobka Somaliland oo wada socda. Kullankaas waxaa...
Caku Dhoohanaantaada!
In badan dhuuni aad laqaysay ayaa dhuunta kuu istaagi waayey, haammaan caloolo badan ayaad noqotay oo meeshii aad soo gaadhoba waad dabar jartaa, dalqada...
Wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya oo La Filayo in Madaxdhaqameedka Lagu Wareejiyo
Hargeysa(SLpost)- Dawladda Turkiga ayaa la sheegay inay waddo qorshe wada hadalladii Somaliland iyo Somalia ay ugu bedelayso dhinaca madaxdhaqameedka, islamarkaana damacsan tahay in madax...
Xaglatoosiye: Xiddigii Xeeladda Ku Xakameeyay Xanuunkii Tartankii Shirkii 5-aad Ee Golaha Dhexe Ee KULMIYE
Shirkii Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ee lagu qabtay Hargeysa 1o-kii Bishan November 2015 ee ka qabsoomay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa waxa uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

