HomeFaransiiska oo Sheegay In aannay Wali Helin Ninkii Agaasimay Weerarrada Paris

Faransiiska oo Sheegay In aannay Wali Helin Ninkii Agaasimay Weerarrada Paris

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Paris(SLpost) – Dacwad oogaha maxkamadda Paris ayaa sheegay inaan la ogeyn meesha uu joogo ninka lagu eedeeyay inuu abaabulay weeraradii dadka badan ay ku dhinteen ee Paris ka dhacay jimcihii la soo dhaafay.

 

Francois Molins ayaa weriyayaasha u sheegay in Cabdelxamid Abaauud uusan kamid ahayn sideeda qof ee la xidhay intii uu socday howlgal shalay ka dhacay xaafad ka tirsan Paris oo lagu magacaabo Saint Denis. waxa uu sheegay in hadhaaga jidh bini’aadam oo dhismaha laga helay aan weli la aqoonsan.

 

Haweeney ayaa is qarxisay qof kalena waala toogtay inta howlgalku uu socday. Dhismaha ayaa waxyeelo aad u daran ay soo gaadhay lamana oga in meyd kale uu burburka ku hoos jiro, afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sidaasi sheegay. Laakiin laba qof oo la toogtay ayaa weli aan la sheegeyn aqoonsiyadooda.

 

Inkabadan 5 kun oo xabo oo rasaas ah ayaa la is weydaarsaday inta howlgalka uu socday, dadka qaar ayaana sheegaya in Saint Denis ay isu badashay sida goob dagaal. Abaauud ayaa la sheegayaa inuu qabanqaabiyay weeraradii jimcihii ee sababay dhimnashada 129 qof.

.

Mr Molins ayaa tilmaamay in howlgalka booliska ee Saint Denis uu fashiliyay weerar cusub, loogana hortagay koox uu ku tilmaamay argagixiso, taas oo uu sheegay inay u muuqatay inay diyaar u ahayd howlgal kale.

 

“Markastaa, aniga ma aha qofka sheegaya tirada rasmiga ah eeku dhimatay halkan, ama aqoonsigooda, laakiin ugu yaraan laba qof ayaa dhimatay”, ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Faafaahinta uu ka bixiyay howlgalka Saint Denis ayaa muujineysa in goob dagaal uu noqday dhismaha.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories