Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Hogaanka Saddexda Xisbi Oo La Kulmey Qaadhaan Bixiyeyaasha Doorashada

Hargeysa(SLpost) - Saddexda guddoomiye ee xisbiyada qaranka Waddani, UCID iyo KULMIYE, ayaa shalay kulan la yeeshay wadamada deeq bixiyayaasha ah ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed...

“Shuruudihii Dawladnimo Mar Hore ayeynu Buuxinay” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

Hargeysa(SLpost) - Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in hadda la joogo wakhtigii Somaliland ay aqoonsi ka heli...

Maamulka Iyo Shaqaalaha Shirkadda DAHABSHIIL oo Dhammaan Qaranka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Suxufi Cawke

  Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group (Cabdirashid Maxamed Siciid), Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda...

“CAWKE: Wuxuu Ahaa Tiir Naga Baxay Oo La Tebi Doono” Guddoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Somaliland SOA 

HARGEISA(SLpost ) — Guddoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Somaliland ee Somaliland Online Association (SOA) Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-janaale), ayaa ku tilmaamay inay maanta oo Salaasa ah...

Badhasaabka Gabiley oo ka Waramay Fallal Anshax Xumo oo Shallay Ciidamada Itoobiya  Kula Kaceen Madaxda Somaliland

  Hargeysa(SLpost) -Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise “Shiine”, ayaa sharaxay siday shalay galab u dhacday hanaan xumo ay madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo...

Axmad Xasan Cawke (AHUN) Wuu Fara Badnaa. Kee Ayaad Taqaan?

  Sanadihii bilowgii todobaatanaadkii waxa uu la shaqeyn jirey weriyihii weynaa ee Weli Xaaji Cali oo markaa aad can uguu ahaa tebinta ciyaaraha. Cawke markuu...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL oo Soo Bandhiggay Dirayska ay ku Hawlgali Doonaan Bahda Garsoorku

  Hargeysa(SLpost)Guddoomiyaha maxkamadda sare iyo ta dastuuriga ah islamarkaana ah guddoomiyaha gudida cadaaladda Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa maanta kullan uu la yeeshay guddoomiyayaasha maxkamaddaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img