Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

TURKIGA: Weerarada Ruushku ka Geysanayo Waddanka Syria waa kuwo aan la Aqbali karin

  Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in weerarrada uu Ruushku ka geysanayo dalka Suuriya ay yihiin kuwo aan la aqbali karin, isagoo...

Suldaan Mawliid Sabayse Oo La Sii Daayey

  Hargeysa(SLpost)-Suldaan Mawliid Sabayso oo maxkamadda gobolka Hargeysa ay maanta amar ku bixisay in la sii daayo maadaama cidii soo ash-kataysay ay hor iman wayday...

Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha Gobolada Oo La Shaaciyey

Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska ayaa ku dhawaaqday jadwalka isku aadka ciyaaraha gobolada oo lugtooda hore ee isreebreebka lagu wada ciyaari doono magaalooyinka Boorama...

Waxa aad hurtaa 30 daqiiqo si aad…

    Earl Nightingale waxa uu baadhayay iskuna taxallujiyay ‘guusha’ muddo tobanaan sanno ah, si dhab ahna waa uu u gudanayay shaqadiisa. Waxqabadkiisii inta u badan...

Ciil-Qabe

Dayrtan oo  kale, waa gu’yaashii laga soo wareegay muddo talada geedka iyo tan dhaqankaba laga majoro-xayuubiyay Guurtida soo jireenka ah ee deggan Kaamkan (Qoofal), sida...

Waftigii Madaxweyne Siilaanyo Oo u Duulay Ireland Iyo Wasiirro Dubay Kaga Sii Biiray

  Dubai(SLpost) Wasiirrada Arrimaha Debadda, Warfaafinta iyo Caafimaadka ayaa Magaalada Dubai kaga biiray Waftiga Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta u anbabaxay dalka...

Ururka Ardayda Reer Somaliland ee Sudan Wax Ka Barata Oo Hoggaan Cusub Doortay

  Khartoum(SLpost)-Ururkan ardayda reer Somaliland ee wax ka barata dalka Suudaan ayaa doortay hoggaan cusub, kaasi oo hagi doonaa ururka sannadada soo socda. Ururkan ayaa waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img