HomeUrurka Ardayda Reer Somaliland ee Sudan Wax Ka Barata Oo Hoggaan Cusub...

Ururka Ardayda Reer Somaliland ee Sudan Wax Ka Barata Oo Hoggaan Cusub Doortay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Khartoum(SLpost)-Ururkan ardayda reer Somaliland ee wax ka barata dalka Suudaan ayaa doortay hoggaan cusub, kaasi oo hagi doonaa ururka sannadada soo socda.

Ururkan ayaa waxa uu shaqeeyaa isku xidhka, ka war haynta iyo taageeridda ardayda reer Somaliland ee wax ka barata Suudaan.

 

Hoggaankan cusub ayaa waxa ku soo beegmay xili uu ururku baahi weyn u qabay hoggaan cusub.

 

Doorashada hoggaankan cusub ee ururka Wadajir ayaa waxa gacan aad u weyn ka gaystay, ardayda dalkaasi ku sugan ee Somaliland iyo dhammaan aqoonyahanka reer Somaliland ee dalka Suudaan kuwaasi oo dhammaantood dadaal aad u badan galiyay sidii ay ardayda reer Somaliland ee Suudaan wax ka barataa ay u yeelan lahaayen  hoggaan cusub.

 

Hoggaanka cusub ee ururka ardayda Somaliland ee Suudaan wax ka barata ay doorteen waxay kala yihiin sidan.

 

1.Gudoomiye  Ayaanle Axmed Hoori

2.Gudoomiye-xigeen Cabdiraxmaan Jaamac Saleebaan (Fanax)

3.Xooghayaha Guud Mubaarik Cabdi Jaamac

4.Madaxa Arimaha Dibada Guuleed Cabdilaahi Xasan

5.Madaxa Warfaafinta Maxamed Cali Muxumed

6. Madaxa Maaliyada Abdixakiin Maxamed Muuse

7. Madaxa Acadamic Iyo Sport-s Ka Abdifataax Mubaarik Maxamed

8.Gudoomiyaha Garabka Haweenka  Xaliimo Cabdiraxmaan Xasan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories