Wasiirka Beeraha Oo Kormeeray Inka Badan 17,000 Geed Oo Shirkadda SBI Beertay Farriina U Diray Ganacsatada Iyo Beeraleyda
Hargeysa(SLpost)-Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa kormeer ku sameeyey in ka badan 17,000 geed oo ay beereen shirkada...
Ciyaarihii Koobka Gobolada oo Maanta Si Rasmi ah U Bilaabmay iyo Natiijada Kulannadii Koowaad
Hargeysa(SLpost)-Cagta koowaad ee koobka kubbadda cagta gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalooyinka Burco Iyo Boorame. Dhammaan ciyaartoyga gobolada ayaa diyaar...
Berbera Oo Mar Kale Suxufiyiin Lagu Xidhxidhay
Berbera(SLpost) - Booliska magaalada Berbera ayaa xabsiga dhigay laba wariye oo ka hawlgala xafiisyada Berbera ee telefishannada Kalsantv iyo Somnewstv. Wariyeyaasha ayaa la sheegay...
Riyaddii Rumawday Qeybtii 4-aad
Ismaaciil waxa uu noqday Qofkii ugu danbeeyay ee Galaaska iyo Iskuulkaba ka baxa,kaliya waxa ka danbeeyay Macalimiinta gallinka danbe dhigaysa Iskuulka oo qaarkoodna ay...
Waftiga Madaxweynaha Somaliland Oo Ireland Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey
Dublin-(SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka caalamiga ah ee caasimadda Dublin...
KENYA: Dugsiyadii Oo Maanta Dib Loo Furay Iyo Macalimiintii Oo Shaqadii Bilaabay
Nairobi(SLpost) — Maanta oo Isniin ah, ayaa waxaa dib uga furmaaya guud ahaan waddanka Kenya waxbarashadii dugsiyada dawladda oo muddo shan toddobaad ah xidhnaa...
Daadad Iyo Duufaanno 17 Qof Ku Dilay Faransiiska
Paris(SLpost)-Dabaylo iyo daadad ayaa ku dhuftay koonfurta bari ee dalka Faransiiska, waxaana ku dhintay ugu yaraan 17 ruux waxaana la la’yahay afar ruux oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

