HomeCiyaarihii Koobka Gobolada oo Maanta Si Rasmi ah U Bilaabmay iyo Natiijada...

Ciyaarihii Koobka Gobolada oo Maanta Si Rasmi ah U Bilaabmay iyo Natiijada Kulannadii Koowaad

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Cagta koowaad ee koobka kubbadda cagta gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalooyinka Burco Iyo Boorame. Dhammaan ciyaartoyga gobolada ayaa diyaar ku ahaa labadaa magaalo.
Koobkan ayaa aad loo sugayey in uu mar uun bilaabmo si gobol walba u soo bandhigo awooddiisa ciyaareed.

Madaxda Dawladda iyo saraakiil kale oo badan ayaa ka kala qaybgalay furitaanka ciyaaraha ee ka kala bilaabmayey labada magaalo, ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa isagu ka qaybgalay furitaankii koobka garoonka Xaaji Daahir Stadium ee magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal.

Waxa labadii ciyaarood ee furitaanka iskaga hor yimid Daad-madheedh iyo Togdheer oo garoonka Burco ku dheelayey iyo Awdal Iyo Hawd oo garoonka Boorame ku ciyaarayey.

Xulalka Daad Madheedh iyo Awdal ayaa ka kala badiyay labada xul ee hawd iyo Togdheer oo ay iskaga horyimaadeen ciyaar ku tirsanayd isreebreebka Koobka gobolada Somaliland.

Waxaanay daad madheedh iyo awdalba ku badiyeen min hal gool.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories