HomeBerbera Oo Mar Kale Suxufiyiin Lagu Xidhxidhay

Berbera Oo Mar Kale Suxufiyiin Lagu Xidhxidhay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Berbera(SLpost) – Booliska magaalada Berbera ayaa xabsiga dhigay laba wariye oo ka hawlgala xafiisyada Berbera ee telefishannada Kalsantv iyo Somnewstv. Wariyeyaasha ayaa la sheegay in boolisku xidhay iyadoo aan loo sheegin wax sabab ah.

 

Wariyeyaasha xabsiga la dhigay ayaa kala ah wariye Axmed Siciid Maxamed oo ka tirsan xafiiska Kalsantv ee Berbera iyo wariye Cabdiraxmaan Cige oo ka tirsan telefishanka Somnewstv, kuwaasi oo la sheegay in lagu xidhay amar ka yimid wasiir kuxigeenka xannaanada xoolaha.

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Saaxil iyo xukumadda balse wararka Ramaasnews ka heshay xafiisyada wariyeyaashani ka tirsan yihiin ayaa sheegaya in booliska oo sita warqad ka soo baxday Wasiir kuxigeenka xannaanada xoolaha Somaliland xabsiga dhigeen labada suxufi.

 

Wasiir kuxigeennada Xannaanada xoolaha iyo warshadaha oo Ciidii dadweynaha Saaxil ku oriyeen xilli ay bulshada khudbad u jeedinayeen ayaa xabsiga dhigay wariye Soofadhiiste oo markii dambe la sii dayay, halka qaar kalena magaalada Berbera uga baxsadeen. Waxaa suxufiyiinta lagu haystay warar ku saabsan foodhida wasiirada lagula kacay oo ay baahiyeen.

 

Xadhiga suxufiyiintan ayaa imanaya iyadoo dhawaan guddoomiyaha maxakamadda sare ee Somaliland sheegay inaanay dhici doonin suxufi la iska xidho, balse cida dacwad ka qabta suxufiyiinta ama xarun warbaahineed ay dacwad ka furanayso maxakamadda cida la dacweynayaana is difaaci doonto ilaa amar maxakamadeedna

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories