Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

SOLJA Oo War-saxaafadeed Ka Soo Saartay Cabashooyin Uga Yimid Hogaanka Xisbiga Kulmiye Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska

  Warsaxaafadeed:   Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu jawaab cad ka bixinayaa Cabashooyin kala duwan oo ka soo gaadhay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo Madaxda Booliiska gaar...

Badda Berbera Oo Liqday Arday Dalxiisayaal Ahaa iyo Magacyada Afar Dhimashadooda La Xaqiijiyay.

  Berbera(SLpost) - Ugu yaraan 4 dhalinyaro ah oo ku dabaalanayay badda magaalada Berbera ayaa geeridooday kadib markii baddu liqday, waxaana la sheegay in mid...

Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Gobolada iyo Ciyaarta Adag Ah Ee Berri

  Hargeysa(SLpost) - Ciyaaraha gobolada Somaliland oo maalmihii u dambeeyay wajigooda koobaad ka socday magaalooyinka Boorama iyo Burco ayay maanta isku haleeleen xulalka gobolada Awdal...

“Sharciga Ciddina Kama Sarayso, Saxaafadduna Waa Inay Anshaxa Ilaaliyaan” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland  Prof.  Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa  ugu baaqay saxaafadda in ay ilaaliyaan anshaxa Suxufinimo iyo  xeerarka dalka u yaalla,...

Kenya Oo Sharci Darro Ku Tilmaantay Dacwadda Dhinaca Badda ee Soomaaliya Ka Gudbisay

Nairobi(SLpost) - Dawladda Kenya ayaa baadil ku tilmaantay dacwadda Somalia u gudbisay Maxakamadda caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ, taas oo ku saabsan ka garnaqida...

DAAWO: Laba Ka Mid ah Heesihii Uu Abwaan Cali Sugulle Kaga Qayb Galay Xornimo Doonkii 1960-kii Ka Hor

Abwaan Cali Sugulle Duncarbeed waa indheergarad fog, gabyaa aan la loodin, xaqa-kama-gabadde, Muwaadin waddaniyad qoto dheer leh buu ahaa, kalsooni badan leh, Adkaysi badan...

XUSKA 31-GUURADA MAALINTA SHUHADADA EE SNM(17/10/1984-17/10/2015KA)

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale   Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img