Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

ARDAYDA KU DHIMATAY BADDA BERBERA IYO DHAYAL SIGA XUKUUMADDA OO AAD MOODO INAN XILBA KA SAARAYN

  Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Dhamaan Qoysaskii Caruurtoodu ku Hafteen Badda Berbara ilahay Samir iyo Iimaan Haka Siiyo ehelkii Iyo Qaraabadii iyo waalidiintii ayka...

Wixii Qalin Sixi Karaa Uma Baahana  Qori!

  Nabadda iyo degenaanshaha ka jira Somaliland ee ay horseedka u tahay magaaladda Boorama waa mid yididiilo ku beerta bulshada caalamka, Somaliland qarannimadedana u ah...

Gantaallo Ruushku uu Ku Waday Suuriya Oo Ku Weecday Iiraan

Washington(SLpost)-Saraakiisha difaaca ee mareykanka waxa ay sheegayaan in afar gantaal oo laga soo tuuray badda Caspianka oo ku wajahnaa bartilmaameedyo Suuriya ah ayaa waxa...

Nin Dhiiggiisa ku Bad-baadiyey Nolosha 2 Milyan Oo Ubad ah

(Australia)-James Harrison waa shakhsi caadi ah, sida aabbayaasha dunida ku nool waxa uu jecel yahay xannaanaynta gabadh uu dhalay iyo carruur uu awoow u...

Cilmaaniyadda Iyo Caalamka

    Qeexitaanka Cilmaaniyadda; Kelmada ah cilmaaniyad waxa si toos ah looga turjumay ereyga (Secularism) ereygan oo isna laga soo dheegtay ereyga laatiiniga ah ee (Saeculem) oo...

Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Sweden

  Stockolm (SLpost) Wasiirka warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa kulan la qaatey dhigiisa dalka Sweden. Kulankaasi oo maanta ka dhacay xarunta wasaarda ganacsiga iyo...

Xasiloonida Soomaaliya Oo Halis Ugu Jirta Mushahar La’aanta Askarta

  Wakaalada wararka ee Reuters oo heshey warbixin ay arrimaha Soomaaliya ka qortey hay’ada QM u qaabilsan cunaqabateynta hubka ee dalalka Eretria iyo Soomaaliya ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img