HomeNatiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Gobolada iyo Ciyaarta Adag Ah Ee Berri

Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Gobolada iyo Ciyaarta Adag Ah Ee Berri

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost) – Ciyaaraha gobolada Somaliland oo maalmihii u dambeeyay wajigooda koobaad ka socday magaalooyinka Boorama iyo Burco ayay maanta isku haleeleen xulalka gobolada Awdal iyo Buuhoodle oo kuwada ciyaaray magaalada Boorama iyo xulalka Daadmadheed iyo Xaysimo oo kuwada ciyaaray Burco.

 

Ciyaar xiiso badan oo Boorama ku dhex martay xulalka Awdal iyo Buuhoodle ayaa xulka Buuhoodle oo ciyaartiisii hore Xulka Maroodijeex ka badiyay wuxuu dadaal ugu jiray sidii saddex dhibcood u qaadan lahaa ciyaartan wuxuuna qaybta hore ee ciyaarta keensaday hal gool, balse Awdal oo dedaal badan keentay ayaa iska soo badday goolkaasi, waxaanay ciyaartu ku dhammaatay bar-bar dhac gool iyo gool ah.

 

Gobolada Daadmadheedh iyo Xaysimmo oo mid walba lugtiisii hore soo badiyay ayaa iyaguna isaga horyimid Burco, waxaana ciyaaro xirfadaysan oo xamaasad leh kadib labada kooxood mid walba keensaday hal gool, aakhirkiina waxay ciyaartu ku dhammaatay bar-bar dhac gool iyo gool ah.

 

Geesta kale Maalinta berri ah waxaa magaalada Boorama isku haleelaya gobolada Hawd iyo Hargeysa. Waxaa ciyaartaasi xiiso gaar ah u yeelaya labada kooxood ee mid labadii sanno ee u dambeeyay koobka qaaday, Ka kalena faynalka yimid ayaa yeelanaya ciyaar qolo walba ka warwarsan tahay inay koobka ka hadho.

 

Xulka Hawd ayaa ciyaartiisa hore laga badiyay, waxaannu dedaal ugu jiraa sidii uu ciyaarta bari u badin lahaa si uu uga sii mid ahaado ciyaaraha gobolada, halka gobolka Maroodijeex oo saddex dhibcood wataa ku dedaalayo sii dheeraysashada dhibcaha maadaama xulka marti galiyay koobka ee Awdal uu la leeyahay ciyaartiisa dambe, iyadoo dadka ciyaaraha faaleeya ay sheegayaan inaan la saadaalin Karin guusha ciyaartaas.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories