Madaxweynaha iyo Waftigiisii oo Landhan lagu soo dhaweeyay
London(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminaayay oo maalmihii ugu dambeeyey safar ku gaalaa bixinayay waddamo carbeed iyo kuwo...
XERO BAHAL KU JIRO XOOLO KUMA DHAQMAAN! W/Q Suldaan Maxamed Daahir
Anigoo ah Suldaan Maxamed Daahir Cilmi, kana mid ah salaadiinta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa wax layaab leh igu noqotay, laba hadal oo aan isku kay...
Nabad Baa Naaso La Nuugo Leh
Bismilaah; ilaahayba mahad leh, inaga dhigay dad muslim ah, ina siiyay nabada aynu ku naaloonayno hadaynu nahay reer Somaliland. Intaas ka dib waxaan aad...
Berbera waa Magaalada ugu Xadaaradda weyne JSL Qabyaalad laguma oqoon!
Ummadda JSL ooo dhan ayaan salaamayaa Dowladda iyo Shacabkaba iyo Saxaafadda Xorta. Berbera Wax Go’ lagu qaado ka weyne { Magaalo Qabiil sheegto ka weyne...
Madaxweyne, Naga Qabo Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo Hoggaanka Hawl-gelinta
Waxay ahayd 15kii May sannadkii 2012ka markii ay shaqaaqo ka dhacday dhul ku yaalla meel u dhow Xerada Soodaanta ee Bariga Hargeysa, halkaas oo...
BOORAME: Wasiir Garas Oo Ka Hadlay Wiil Yar Oo Gacanta Booliska Ku Baxay iyo Dareenka Weerarkii Ramaax
Boorama(SLpost)- Wasiir kuxigeenka wasaaradda ciyaaraha ayaa sheegay in wiil dhalin yaro ahi ku geeriyooday rasaas ka qaraxday Askari markii ay dhammaadeen ciyaartii shalay galab...
Garsoore Baastoolad Ula Soo Baxay Ciyaartooy
Rio de Janeiro (SLpost)- Ciyaar kubadda cagta ahayd oo ka dhacaysay dalka Brazil ayaa mar keliyo isu beddeshay xaalad colaad iyo cabsi badan kadib...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

