Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Deg Deg: Qaraxyo Daran oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Caasimadda Turkiga ee Ankara

Ankara - Daqiiqado aan badnayn ka hor, Laba qarax oo waaweyn oo ruxay caasimadda Ankara ee dalka Turiga ayaa ka dhacay badhtamaha magaalada Ankara....

Wargeyska Indian Ocean oo Warbixin Ka qoray Loolanka Musharaxnimada ee Kulmiye

  Hargeysa(SLpost)- Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisa shalay warbixin ka qoray loolanka Kulmiye gaar ahaana, tartanka Muuse Biixi iyo Maxamed Biixi Yoonis oo uu wargeysku...

Dhimashada iyo Dhaawaca Shilal Gawaadhi Oo Ka Dhacay Gobolka Sanaag

Ceerigaabo(SLpost)-24-kii saac ee ugu dambeeyay ayaa shilal gaadhi oo sababay dhimasho iyo dhaawac waxa ay ka dhaceen deegaanno duleedka ka ah magaalada Ceerigaabo ee...

Xayawaan Fekara!

    Waxa la yidhaahdaa “Aadmigu waa xayawaan fekera”! Taas macnaheedu waa “aadmiga iyo xayawaanka waxa kala sooca fekerka”! Nolosha aadmiga na waxa qaabeeya garaad ama...

HARGEYSA: Kaadhadhkii Aqoonsiga Muwaadiniinta Somaliland oo la Gubay

Hargeysa(SLpost)-Wakhti badan iyo tacab badan ayey xukuumadda Somaliland galisay halka dhammaan dadweynuhuna ay safaf dhaadheer u galeen unna soo hureen wakhti, maal, tacab iyo...

LABA NIMCO OO AY DADKU MOOGAN YIHIIN

    Sida aynu lawada socono caafimaadku waa nolosha aadamaha, hadii caafimaad lawaayana wax nolol ah oo suurta gal noqonaysaa majirto qof kasta oo aduunka guudkiisa...

Wasiir Cukuse Oo sheegay In Wali Madaxweynuhu Musharax Yahay Ogol Yahayna In  Muwaadin Kasta oo Kulmiye Ahi Tartamo

  Hargeysa(SLpost) - Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse, ayaa carrabka ku adkeeyay in ilaa hadda musharaxa Kulmiye yahay Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu ku baaqay in qabanqaabada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img