HomeDeg Deg: Qaraxyo Daran oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Caasimadda Turkiga ee...

Deg Deg: Qaraxyo Daran oo Goor Dhawayd Ka Dhacay Caasimadda Turkiga ee Ankara

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Ankara [SLpost]- Daqiiqado aan badnayn ka hor, Laba qarax oo waaweyn oo ruxay caasimadda Ankara ee dalka Turiga ayaa ka dhacay badhtamaha magaalada Ankara. Waxaanawararka  uu Somalilandpost Aljazeera ka soo xigtay lagu sheegayaa in ay qaraxyadaasi ahaayeen mid meel dariiq ah oo u dhaw wado tareenku maro loo dhigay dadweyne farabadan oo si nabada ugu banaan baxayey waddooyinka waaweyn ee Ankara kuwaas oo dareenkooda ku muujinayey sida ay u ga soo horjeedaan weerarrada ay kooxaha Kursitaanka ahi dalkaasi Turkiga kaga soo qaadayaan dhinaca Galbeedka.

 

Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen halka daraasiin kalena ku dhaawacmeen qaraxyadaasi. Baraha bulshadu kuwada xidhiidho ayaa la soo galiyey muuqaalada dad dhallinyaro u badan oo waddooyinka wadhan dhimasho iyo dhaawacna iskugu jira.

Gawaadhida gurmadka degdega ah ayaa dadka lagu daadgureeyay oo lagu geeyay qaar ka mid ah cisbitaalada magaalada halkaasi oo lagu dawaynayo dhaawacyada. Dhiig yaraan jirta ayaa laga dayrinayaa waxana lagu dhawaaqay in dhiigag loo rabo dadka dhaawaca ah.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarkaasi hasa yeeshee waxaa loo badinayaa inay ka dambeeyaan kooxaha Kurdistaanka ah ee gooni u goosadka u dagaalamaya tan iyo sannado badan, ilaa hadda waxaa la soo sheegayaa inay qaraxaasi ku dhinteen 30 qof balse khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi ka dhacay badhtamaha caasimadda Ankara ee dalka Turkiga isaga oo faah-faahsan lama soo sheegin maadaama ay wararkaasi hordhac yihiin qaruxuna uu imminka uun ahaa.

tan iyo sanadihi ugu dambeeyey waxaa dalka Turkiga ku soo badanayey gaar ahaan dhinaca Galbeedka weerarrada gaadmada ah iyo qaraxyada noocan kale ah ee ay kooxaha Kurdiintu la beeggsanayeen ciidamada dagaalka ee Turkiga iyada oo ay Dawlada Turkiguna dhankeeda kaga jawaabaysay falcelin xanuun badan iyo dharbaaxooyin hawada iyo lugtaba isugujira oo ay kula dul dhacaysay kooxaha Kurdistaanka ee rabshadaha ka wada Gudaha dalka Turkiga.

wixii ka soo kordha iyo wararka kale ee dunidaba waxaannu idiinku soo gudbin doonnaa wararkayaga dambe Idamka Rabbi.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories