HomeDhimashada iyo Dhaawaca Shilal Gawaadhi Oo Ka Dhacay Gobolka Sanaag

Dhimashada iyo Dhaawaca Shilal Gawaadhi Oo Ka Dhacay Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Ceerigaabo(SLpost)-24-kii saac ee ugu dambeeyay ayaa shilal gaadhi oo sababay dhimasho iyo dhaawac waxa ay ka dhaceen deegaanno duleedka ka ah magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag.

Shilalkaan oo Laba ahaa ayaa siyaabo kala duwan uga dhacay meel aan sidaa uga fogeyn magaalada Ceerigaabo, waxaana ay ahaayeen gaadiid rogmaday.

Wadarta guud ee dadka shilalkaan ku dhintay ayaa lagu sheegay 4 qof, iyadoo sidoo kale dhaawaca uu yahay 11, waxaana xaaladooda ay culustahay Laba ruux.

Suxufiyiinta halkaa nooga soo warama ayaa soo sheegaysa in dhakhaatiirka Isbitaalka magaalada Ceerigaabo ay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay ku baxnaaniyaan dadkaasi dhaawaca ah.

Dhinaca kale qaar ka mid ah dadkii kusoo dhaawacmay shilalkaan oo lala hadlay, ayaa sheegay in Isbitaalka ay ku hayso daryeel la’aan maadaama ayna dhakhaatiir badan joogin, taasna ay sabab u tahay ka dib markii dhawaan la eryay dhakhaatiir badan oo halkaasi ka howlgali jirtay.

Shilalka sidaan oo kale ah ayaa noqday kuwo kusoo laablaabtay deegaanada duleedka ka ah magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag, sidoo kale shilalka sanadkan ka dhacay guud ahaan dalka Somaliland ayaa ah qaar sii badanaya walaw aanaan hubin tirada rasmiga ah ee ciidamada waddooyinka u diiwaan gashan.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories