HomeLABA NIMCO OO AY DADKU MOOGAN YIHIIN

LABA NIMCO OO AY DADKU MOOGAN YIHIIN

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Sida aynu lawada socono caafimaadku waa nolosha aadamaha, hadii caafimaad lawaayana wax nolol ah oo suurta gal noqonaysaa majirto qof kasta oo aduunka guudkiisa ku noolina waxaa uu raadinayaa ama uu hadalkiisa u badiyaa waa caafimaadka.

Dhinaca kale caafimaad la,aantiis wax aad  qabsan karaysaa majirto nimcada iyo badhaadhaha uu leeyahay caafimaadkuna waxaa garanaaya waa ruuxa aan haynin ee jiifa goobaha ama xarumaha caafimaadka amaba bukaan socodka ah ee la tiihaaya caafimaad xumada.

Si kastaba ha ahaatee dadka aan caafimaadka haynini waxay tamaniyayaan ama quudaraynayaan kuwa caafimaadka qaba iyagoon is dhahaaya hadaad caafimaad haysan lahayd waxaasaad qabsan lahayd oo ay kow ka tahay cibaadada rabigeen ee muqadaska ah ama waajibka ah.

Sidaa awgeed walaal waxaa lagaa rabaa oo waajib kugu ah inaad caafimaadka ka faa,iidaysato oo aad garato muhiimada uu leeyahay adogoo ku cibra qaadanaaya kuwa aan caafimaad haynin ee jeefa xarumaha caafimaadka  hadaad maalmaha qaar soo martana waxbaadnku qaadanaysaa oo waxaad iimaan sanaysaa caafimaadka ilahay kugu deeqay.

Qodob labaad oo isna muhiim ah ayaa jira kaasi oo ah waxa loo yaqaano firaaqa  kaasi oo aynu inta badan mooganahay kaasina waxaa uu u baahan yahay inaan ka faa,iidaysano waayo wakhtiga qiimihisa waxa yaqaana waa qofka aan haynin sida kuwa xanuunka lajiifa, kuwa jeelasha ku jira, kuwa gaboobay  iyo kuwa shaqooyinka ku mashquulsan.

Sidaa awgeed  ayaa waxaa Nabigu yidhi NAXARIIS IYO NABAD GALYO KORKIISA HA AHAATEE ( laba nimco oo ay dadku moogan yihiin waa caafimaadka iyo firaaqa).

Hadaba guntii iyo gaba gabadii waxaa loo baahan yahay inaynu ka faa,iidaysano labadaasi nimco oo runtii ah kuwo maanta dad badani aanay haynin ilahayna aynu ugu mahad naqno.

LABA NIMCO OO AY DADKU MOOGAN YIHIIN!!!!!!

W/Q: JAMAAL CABDILAAHI MUXUMED  (ABU CIZA).

EAMAIL: jamaalsuxufi@hotmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories