Wasiirkii Qurbejoogga ahaa iyo Saadaashii Ardayda
Waxa lagu jiray wakhti aad loo hadal hayay safar uu madaxweynuhu muddo ugu maqnaa carriga Ingiriiska. Waxa safarka Madexweynaha la socday koox wasiirro ah oo...
Ma Sagal?
1 “Naa kaalay qumayo yahay kildhiga ii biyee” bay si naxariis daran ugu yeedhay. Sagal yeedhmada Cosob ma ay dhibsan; wax caadi ah bay la...
Shaqada iyo Waxtarkeeda
Dembiyada dadku galo, gaar ahaan dhallinyarada, in badan ayay sabab u tahay shaqo-la’aanta iyo rajo-beelka aan loo jeedin mustaqbal u qalma in wanaag iyo...
Wasiir Abgaal oo Sheegay in Jagada Madaweyne-xigeenka loogu Tartamayo Si Xor iyo Xalaal ah ee aan Cidna Gaar u Lahayn
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Md. Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa kulankii Axadii lagu soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis, ka jeediyay khudbad huwanayd...
“Muhiimadu waxa weeye inay reer Somaliland ku midoobaan Somaliland” -Wasiir Xaglotoosiye
Hargeysa(SLpost) -Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr.Saleebaan Ciise Axmed “Xaglotoosiye”, ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ku saabsan gobolada bari ee Somaliland iyo saamayntiisa...
Diyaarad Xalay Ku Dhacday Duleedka Muqdisho Iyo Sababta Riday oo La Sheegay
Muqdisho(SLpost)- Diyaarad nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa xalay fiidkii shil ku gashay duleedka Muqdisho. Diyaaraddan ayaa raashin u wadday ciidanka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya,...
Xaqiiqada Calanka Somalia iyo Cidda Samaysey!
Maadaama ay maanta ku beegan tahay, Kow iyo lixdan guuradii maalinta ay Somalidu tidhaahdo waxaa la sameeyay Calanka Buluuga ah ee xidigta shanta gees...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

