Wasiirka Wershadaha oo ku biiray Wasiirrada Kala-taabacsan siyaasiyiinta ku loolamaya Murashaxnimada Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md. Shucayb Maxamed Muuse, ayaa si buuxda u taageeray murrashaxnimada madaxweynenimo ee Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi...
Xildhibaan ka Tirsan Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka oo Sheegay In Aannay Wasaaraddaha Qaar Ka Hawl Galin Gobolada Dalka
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah Xildhidhibaanada Golaha Wakiilada kana tirsan Guddida ilaalinta Hantida Qaranka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa, ayaa sheegay inaanay...
Hawd Iyo Buuhoodle Oo Barbareeyay Ciyaartii ugu Dambaysay Wareegga koowaad ee Boorame, Yaa Soo Baxay? + Natiijooyinka Guud ee Group A
Waxaa maanta la soo gabagabeeyay wareega kowaad ee isreeb reebka tartanka gobolada Somaliland qaybtii ka socotay Xaaji Daahir Stadium ee magaalada Boorama kadib markii...
Shirka golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo damacyada siyaasadeed ee ku xeeran
Guud ahaan dadweynaha reer Somaliland wuxuu dareenkoodu ku wajahanyahay marxaladda ka dhalan kara shirweynaha golaha dhexe ee Kulmiye oo qabashadiisa lagu muddeeyay 10ka Nofembar...
Muwaadinnimo mise…….?
Muwaaddin – Kelmad aynu afka ka nidhaahno laakiin aan uurkeenna gaadhsiisnayn. Muwaadinnimadu waa dareen dhab ah oo qofka laabtiisa ku jirta, waa damiirkaaga oo...
Riyaddii Rumawday. Qeybtii 5-aad
Axmed oo si weyn ugu dheg-raaricinayay hadaladda midiba midda kale ka dareen-taabad badan tahay ee uu ku tiraabayo Ismaaciil,kagana sheegayno Waayo-culayskeeda leh oo la-deris...
Wasiirro, Xildhibaanno iyo Salaadiin Jawaabo ka Bixiyey Doodo Jaban oo Xubno Dhigood ahi Niyadda ugu Qaboojiyeen Wasiir Biixi
Wasiir Caddaani iyo Bukhaari oo ka dabaqaatay Cabdi Aw Daahir iyo Waabeeye & Suldaan u jawaabay Suldaan Maxamed Cabdiqaadir + Maxamed Kaahin oo ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

