HomeWasiir Abgaal oo Sheegay in Jagada Madaweyne-xigeenka loogu Tartamayo Si Xor iyo...

Wasiir Abgaal oo Sheegay in Jagada Madaweyne-xigeenka loogu Tartamayo Si Xor iyo Xalaal ah ee aan Cidna Gaar u Lahayn

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Md. Maxamed Jaamac Abgaal,  ayaa kulankii Axadii lagu soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis, ka jeediyay khudbad huwanayd macno culus oo siyaasadeed, taas oo ay dad badani u fasirteen inay ahayd farriin ku socota madaxweyne-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici.

Mr. Abgaal oo ah siyaasi kaftan badan oo ka soo jeeda gobalka Awdal, ayaa wuxuu sheegay in mar haddii lagu tartamayo kursiga madaxweynaha sidaas oo kale loogu tartami doono kursiga madaxweyne-xigeenka oo uu xusay inaanu cid gaar ah u xidhnayn, “Waxaan rabaa inaan iftiimiyo sidaas loo sheegay ayay murashixiintu qaranka xor ugu yihiin, galbeedka ma jiro ama reer Awdal iyo reer Buuhoodle nin keliya oo u xidhani.” ayuu yidhi Wasiir Abgaal oo markii uu hadalkan jeediyay uu sacab badani u dhacay. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu soo hadal qaaday hadalo waayadan dambe laga soo warinayay madaxweyne-xigeenka oo sheegaysa inuu kulan gurigiisa ka dhacay ka sheegay inuu murashaxa madaxweyne ee soo baxa u noqonayo murashax  madaxweyne-xigeen, waxaanu wasiirku yidhi “Haddii suuqa beryahan la marmarinayay ninkii soo baxa ayuun baan ku xigayaa; ma jirtee waa la taramayaa waa la isku wada xigayaaye banaanka haloo soo wada baxo. Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa murashixiintu waa tartan xor iyo xalaal ah oo u baahan garasho iyo xaqoon.”

Ugu dambayn wuxuu sheegay inay ixtiraami doonaan murashixinta madaxweyne iyo madaxweyne-xigeen ee ay ergada golaha dhexe ee KULMIYE doorato marka la gaadho 10 November

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories