Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Yoolka Shanaad ee 17ka Yool ee Adduunyadu Beegsanayso: U sinaanta Lamaanaha

  Yoolka 5naad ee 17ka yoolee lagu sugaayo horumarinta caalamka 15ka sano ee soo socdaa waxaa weeye "U sinnaanta laammaanaha" oo looga jeedo in ragga...

Riyaddii Rumawday! Qeybtii 11aad

  Ismaaciil waa arday saaka gurriga ka jarmaadday oo Iskuulkii u kallahay,maanaanu helin wax nusasaace ah maanta oo waxa wax uu cunno ugu danbaysay Saaka...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xilalkii Banaanaaday Buuxiyey Qaar Kalena Isku Bedel iyo Magacaabis ku sameeyay

Hargeysa(SLpost)-War saxaafadeed madaxtooyada goor dhawayd ka soo baxay oo uu ku sexeexan yahay afhayeenka Madaxweynaha JSL Xuseen Dayr oo nuqul ka mid ahi Somalilandpost soo...

Maxay Isku-Casileen?

  Xilku waa wareegto waa odhaah muujinaysa in qofkasta oo muwaadin ahi xaq u leeyahay inuu ka mid noqdo hannaanka dawladnimo ee kolba wakhtigaa taagan....

Masuul Shallay iska Casillay Golaha Wasiirradda oo Maanta loo Dhaariyey Golaha Wakiillada

  Hargeysa(SLpost)-Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland...

KULMIYE: Musharax tanaasulay

Hargeysa(SLpost)- Xoghayaha guud ee golaha guurtida JSL oo hore u shaaciyey in uu u sharaxan yahay jagada madaxweyne xigeen ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta waxa...

“Xisbigii Wuxuu Gacanta ugu Jiraa Afar Nin” Kijaandhe

Hargaysa(SLpost):-Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), ayaa xogwaran uu maanta siiyey saxaafadda ayaa waxa uu kaga hadlay khilaafka Kulmiye ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img