Madaxweynaha JSL oo Magacaabay Wasiir-xigeenka Dib-u-dejinta JSL
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhiiriyadda Somaliland ayaa waxa uu maanta oo jimce ah magacaabay wasiir-xigeenka Wasaarada Dib-u-dejinta Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo u magacaabay Aadan Cabdilaahi Nuur oo hore...
Hambalyo, Wasiiru-dawlaha Cusub ee Biyaha JSL
Anigoo ah Commissioner Liban ismail mohamoud Waxaan Hanbalyo u dirayaa madaxweynaha Jsl ee gartay booskii banaana ee Beesha Gabooye u magacaabay Aqooonyahan Aqoonteeddii leh...
Iskaashatada Rayislayaasha JSL oo Horumar Balaadhan ku Talaabsaday, Cabashana ka Muujiyey Timajarayaal Ajaanib ah oo Dalka ku soo Badanaya.
Hargeysa(SLpost)-Iskaashatada timajarayaasha Somaliland ee MIDNIMO ayaa waxa ay xadhiga ka jareen meheraddo cusub iyo qaar kale oo ay ku sameeyeen wax-kabedel iyo qurxin iyaga...
SHIINAHA: Qoysaska oo loo Ogolaaday in ay Dhalli Karaan Laba Caruur ah
Beijing(SLpost):- Xukuumada Shiinaha ayaa dabcisay sharcigii iyo siyaasadii qoyska u degsanaa, gaar ahaan dhinaca dhalmada, waxaana qoysaska dalkaas loo ogolaaday in ilme labaad ay...
Hay’ad ka Shaqaynaysa Qadiyadda Madaxbanaanida iyo Jiritaanka Somaliland oo Hargeysa Lagu Daahfuray
Hargeysa (SLpost)- Hay’ad ka shaqayn doonta qadiyada madax bannaanida iyo jiritaanka Somaliland oo magaceeda la yidhaahdo Amba-qaad ayaa arbacadii si rasmi loogu dhawaaqay waxaana Xaflad...
Man jailed for two years after attempting to smuggle Somali woman through Stansted Airport
A man has been jailed for two years after he tried to smuggle a Somali woman into the UK through Stansted Airport. Maxammed Mascuud, 46,...
116 things that cause CANCER – according to World Health Organization experts
Bacon, burgers and sausages were this week deemed to be as big a cancer threat as cigarettes, according to global health chiefs. The warning saw...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

