HomeMasuul Shallay iska Casillay Golaha Wasiirradda oo Maanta loo Dhaariyey Golaha Wakiillada

Masuul Shallay iska Casillay Golaha Wasiirradda oo Maanta loo Dhaariyey Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa iska casilay xilkii wasiirnimo.

 

Dhaarinta mudanahan ayaa ka dhacday maxkamadda sare ee Somaliland ka dib markii uu gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali  Axmed maanta Xafiiskiisa ku dhaariyay.

 

Mudanahan ayaa bedelaya Mudane Maxamed Barkhad Miigane oo ka mid ahaa Golaha Wakiiladda Somaliland oo geeriyooday badhtamihii sannadkan, isla markaana Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa noqonaya Mudanaha bedelaya mudanaha geeriyooday oo ay ka wada tirsanayeen xisbigii UDUB.

Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha Wakiiladda Somaliland, kaas oo ah mudane Axmed Cabdi Kahin Wasiirkii hore ee wasaarada Ciyaaraha Somaliland, oo buuxiyay xubinimadii ALLE ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane Xamaal oo dhawaan geeriyooday.

Xildhibaan. Axmed Cabdi Kahin, oo xiligan ku jiray kaydka koowaad ee Murashaxiintii doorashadii Wakiiladda ee xisbigii UDUB gobolka Salal.

Gudiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maxkamada sare ka dalbaday dhaarinta xubinimada baarlamaanka ee uu buuxiyay sida sharciga xeerka doorashooyinku dhigayo.

 

Somalilandpost, Hargeysa Office

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories