Home “Si gaar ah ayaannu u soo dhawaynaynaa dhigayaga Xulka Gobolka Awdal” Afhayeenka...

 “Si gaar ah ayaannu u soo dhawaynaynaa dhigayaga Xulka Gobolka Awdal” Afhayeenka Xulka Gobolka Hawd

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Hargeysa(SLpost)- Xulka gobolka Hawd ayaa balanqaaday inay Hargeysa ku soo dhaweynayaan dhigooda xulka gobolka Awdal oo Hargeysa u imanaya wareegga labaad ee ciyaaraha gobolada Somaliland.

Gobolka Hawd iyo gobolka Awdal ayaa wareegii koowaad ee ciyaaraha qaybta Boorama waxaa dhexmartay ciyaartii furitaanka ee 5-tii bishan, waxaanu gobolka Hawd tirsaday shiid iyo ku orin ka soo gaadhay taageerayaasha Awdal, taasi oo warsaxaafadeed gobolka Hawd wakhtigaasi ku sheegay in Awdal shiid kaga guulaysatay Hawd.

 

Haddaba Afhayeenka Gobolka Hawd garyaqaan Ayaanle Maxamed Cige, ayaa Sheegay Inay Soo Dhawaynayaan Ciyaartoyda Iyo Taagerayaasha Gobolka Awdal, isagoo  hambalyona U Diray Gobolkiisa Iyo Taagerayaashaba.

 

Warsaxaafadeed uu soo saaray Ayaanle, wuxuu ku yidhi sidan “Anigoo ku hadlaaya afka ciyaartoda gobolka hawd ugu horayn waxaan hambalyo u dirayaa tobobarayaasha iyo ciyaartoyda gobolka Hawd sidii hawl karnimada iyo dedaalka la lahayd ee ay uga soo baxeen group kii ugu adkaa ee tartarnkii isreebreebka ciyaaraha gobolada somaliland ee ka qabsoomay gobolka Awdal “

 

Sidoo kale afhayeenku wuxuu cod dheer ku sheegay inay soo dhawaynayaan taagerayaasha iyo ciyaartoyda Gobolka boorama ugana mahad celin doonaan sidii quruxda badnayn ee ay ugu soo dhaweeyeen gobolkaas ‘wuxuuna intaa ku daray “gobol ahaan waxaanu kirayn doonaa gobolada Hawd iyo Awdal laba guri oo isku xiga maadama ay walaalo yihiin, Si gaar ah waannu u soo dhawaynaynaa xulka gobolka Awdal”.

 

Ugu danbayna afhayeenku wuxuu u mahadceliyey taagerayaasha gobolka hawd oo uu sheegay inay yihiin sirta ka danbaysa soo bixitaankooda isla markaana ay gobolka u yihiin laf dhabar,  wuxuuna sheegay inay ka mahad celinayaan sidii balaadhnayd ee loogu soo dhaweeyey caasimada Baligubadle iyo caasimada Hargeisa.

 

 

 

 

 

 

Somalilandpost.net, Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories