HomeXisbiga WADDANI oo Si toos ah U Shaaciyey In aannay Kala Jeclayn...

Xisbiga WADDANI oo Si toos ah U Shaaciyey In aannay Kala Jeclayn Musharixiinta Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa sheegay in aannay kala jeclayn qofkasta oo ka soo baxa musharaxnimada xisbiga Kulmiye. Waxa kale oo uu xisbigu sheegay in aannay waxba ka jirin in ay Maxamed Biixi ka jecel yihiin xubnaha kale ee tartamaya, taasi oo saxaafaddu ka baahisay in uu sheegay sarkaal ka tirsan xubnaha golaha sare ee Waddani.

 

Warsaxaafadeed uu xibiga Waddani soo saaray oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha guude ee xisbiga Mudane Uurcadde oo goor dhawayd soo gaadhay xafiiska warqabashada ee Somalilandpost ayaa waxa uu u dhignaa Sidan:

 

Jamhuuriyada Somaliland waa dal dimuqraadiya  ah. isla markaan leh hanaanka xisbiyada badan, xisbi walbana waxaa ku waajib ah  in uu qabsado shirkiisii Golaha dhexe si loo soo xulo musharaxiinta Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee uga qayb gelaya doorashooyinka.

Xisbiga  KULMIYE waa xisbi Qaran oo umada Somaliland ka dhaxeeya, sida aynu la wada socono waxax dhawaan (10 November,2015) qorshaysan inuu qabsoomo shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.

 

Xisbiga WADDANI wuxuu rajaynayaa in shirka Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE uu ku dhammaado guul iyo is-afgarad.

 

Waxa xusid mudan in aan xisbiga WADDANI kala jeclayn cidda ka soo baxaysa, isla markaana  cid gaar ah taageersanayn, waxa aannu diyaar u nahay in aan tartan xor ah oo xalaal ah la gallno cid kasta oo ay soo saraan Gollaha dhexe ee xibiga KULMIYE.

 

 

Md: Maxamede Cabdilaahi Uur-cade

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories