HomeCiidamo Ka Dhan Ah Boko Xaraam  Oo Maraykanku U Dirayo Cameroon

Ciidamo Ka Dhan Ah Boko Xaraam  Oo Maraykanku U Dirayo Cameroon

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Washington(SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa dalka Cameroon u diraya ciidan military si ay dalkaas uga sameeyaan la socod dhinaca hawada ah oo ururka Boko Xaraam lagu sameeyo.

 

Sida laga soo xigtay sarkaal ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga ee Maraykanka, askarta ayaa waxa marti qaaday dawladda Cameroon, arrintaas oo qeyb ka ah dadaalo caalami ah oo lagu horjoogsanayo fididda kooxda xagjirka ah ee Boko Xaraam ay ku fideyso Galbeedka Afrika.

 

Baahida loo qabo talaabo caalami ah ayaa noqotay mid degdeg ah, iyada oo Boko Xaraam iyo ururo kaleba ay kor u qaadeen dhaqdhaqaaqyadoodii gacan ka hadalka ku saleysnaa, sida uu sarkaalka Maraykanka ahi sheegay.

 

Ururka Boko Xaraam ayaa ku firfircoonaa woqooyiga Cameroon, halkaas oo ah xuduudda uu dalkaasi la wadaago goobta ururka saldhigga u ah ee woqooyi-bari Nigeria. Kooxda ayaa ilaa iyo hadda dalka Cameroon ku dishay boqolaal shicib ah. Intaas waxa dheer ugu yaraan 10 kun oo ay dalka Nigeria ku dishay dhowrkii sano ee la soo dhaafay.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories