HomeJamaal Cali Xuseen Oo Buugaag Hadyad ah Guddoonsiiyey Naadiga Akhriska HALKARAAN

Jamaal Cali Xuseen Oo Buugaag Hadyad ah Guddoonsiiyey Naadiga Akhriska HALKARAAN

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Burco(SLpost)-Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa deeq buugaag ah gaadhsiiyey maktabadda naadiga akhriska iyo qoraalka HALKARAAN ee Burco. Waxaana munaasibaddan ka soo qaybgalay madaxda xisbiga UCID, musharaxa iyo xubnaha naadiga.

Jamaal Cali Xuseen oo ugu horayn halkaa ka hadlay ayaa waxa uu yidhi “Maanta waxaan xarunta naadiga HALKARAAN ku gudoonsiinaynaa laba buug oo hadyad ah oo kala ah Buugga laga qoray Xaaji Faarax Oomaar oo halgamaa reer Somaliland ah ahaa kana mid ahaa raggii ugu horeeyay ee Sharciga barta soomaalida iyo buuga laga qoray Jaamac Maxamuud Xayd oo haystay baanka Jabuuti (AHN labadoodaba e). Akhrisku waa waxa kaliyaata ee nolosha wax laga badali karo”

“Akhristaha wanaagsan uun baa noqon kara qoraa wanaagsan” Ayuu yidhi Musharax Jamaal Cali Xuseen.

Bashiir Raacdeeye oo ah gudoomiyaha naadiga HALKARAAN ayaa u mahadnaqay musharaxa iyo waftiga uu hogaaminayaba waxaana uu yidhi “Aniga oo ku hadlaya afka naadiga Halkaraan waxa aannu aad ugu mahadnaqaynaa Aqoonyahan Jamaal iyo waftiga uu hogaaminayo waxaanna aannu ka guddoonay buugaagtaa tirada badan ee faa’iidada noo leh annaga iyo dadka maktabadda wax ku akhristaba”

Jamaal Cali Xuseen ayaa hore u qoray buugga Diiwaanka qosolka oo ka kooban laba daabacaddood, sidoo kale waa hal-abuur sameeya midhaha heeso badan uu leeyahayna lagu luuqeeyo.

Somalilandpost Office, 2015

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories