HomeQabriga Nebi Yuusuf (CS) oo Dab la Qabadsiiyey

Qabriga Nebi Yuusuf (CS) oo Dab la Qabadsiiyey

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Qabri la gubbayQasa (SLpost) – Falastiiniyiin ayaa dab qabadsiiyay goob barakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee magaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso xiisada u dhaxaysa labada dhinac.

Dad ayaa dab qabadsiiyay qabri ay Yuhuuda iyo Muslimiinta ay aaminsan yihiin inuu ku duugan yahay Nabi Yusuf. Dab damiyayaasha ayaa damiyay dabka laakiin meesha ayaa khasaare xoog leh uu soo gaadhay.

Waxay dhacday saacado kadib, markii Ra’iisalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu ugu baaqay hogaamiyayaasha Falastiiniyiinta inay joojiyaan weerarka.

Waxaa jiray weerar muddiyo lagu fuliyo oo ku dhawaad maalin walba ay Falastiiniyiinta qaadayaan bishan, iyadoo ay korodhay weerarka labada dhinac.

Toddobo reer Israel ayaa la dilay tobanaan kalena waa ay dhaawacmeen kadib weerarro muddiyo iyo toogasho loo adeegsaday. Ugu yaraan soddon Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan dadka weerarka qaaday ayaa ku dhintay rabshadaha.

Weerarka ayaa bilaabmay bishii hore markii xiisad ay ka dhalatay goobaha barakaysan ee Yuhuuda iyo Muslinka ee Jerusalem, kadib markii ay soo baxeen warar in Israel ay qorshaynayso inay kordhinayso xuquuqda dadka Yuhuuda ee goobaha barakaysan.

Israel ayaa si joogta ah u beenisay inay qorshaynayso inay badasho sharciga hadda jira oo ay kordhinayso xuquuqda dadkeeda ee goobaha barakaysan.

Source: BBC

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories