Home“Reer Borama waxan leeyahay waxad tihiin tusaalihii Nabadda iyo horumarka Somaliland…..” Wasiir...

“Reer Borama waxan leeyahay waxad tihiin tusaalihii Nabadda iyo horumarka Somaliland…..” Wasiir Xaglatoosiye

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

London (SLpost) – Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye ayaa dadka reer Boorama kula dardaarmay in ay nabada ilaaliyaan.

sidoo kale wasiirka ayaa ka hadlay arrimaha cali Khaliif Galaydh iyo qodobo kale, waxaanu sidaasi ku sheegay khudbad uu ka jeediyay madal lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha Somaliland oo xalay ka qabsoontay Magaaladda London, waxaana uu yidhi ”Reer Borama waxan leeyahay waxad tihiin tusaalihii Nabadda iyo horumarka Somaliland, Waxana aan waxgaradka Reer Borama uga codsanayaa inaanay dadkooda dib u celin oo aanay Nabadda lagaga daydo Burburkeeda horseedin, Waanan ku faraxsanahay in Reer Booramihii Shalay Nabadda igu Dardaari jirey inaan Maanta Anigu ku waaniyo.” Ayuu yidhi Wasiir Xaglo-toosiye.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata, ayaa tilmaamay in Nabadda Somaliland taallaa tahay lama taabtaan, isagoo ammaan weynna dusha u saaray madaxweyne Siilaanyo,waxana uu yidhi,”Midnimada iyo nabadda Somaliland waa muqaddas, madaxweynuhuna waxa uu ku baaqay Nabad gogolna waa dhigay, waana madaxweyne wax garad ah oo jecel inuu dadka iskku wado, waanad igaranaysaan oo xago-toosiyaan ahayoo waxan ku imi Gogoshii uu madaxweynuhu dhigay.”

Dhinaca kale waxa uu Wasiir Xaglo-toosiye ka Hadlay dhibaatada siyaasi Cali Khaliif ka wado Deegaannada Bariga Somaliland, waxana uu ugu baaqay inuu nabadda ka qayb qaato,”Cali Khaliif Waa Madaxweynaha Somaliland Saaxiibkii, waana nin weyn oo oday ahe ha yimaaddo oo dadkiisa wax ha u qabto Gogosha nabaddana waanu dhignay, laakiin waa ilaalinaynaa cidna ka oggolaan mayno inay nabadda wax yeelaan.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories