HomeHARGEYSA: Booliska oo Sariflayaasha ku Amray in ay Lacagahooda Basriyaan

HARGEYSA: Booliska oo Sariflayaasha ku Amray in ay Lacagahooda Basriyaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost) Askar iyo saraakiil ka mid ah ciidamada ammaanka ee ka hawlgala Hargeysa ayaa duhurnimadii shallay booqday suuqa sarrifka lacagaha qalaad, waxaanay ku amreen inay lacagahooda ay

 

 

wadhaan islamarkaana meelaha banaan ee suuqa ah daadsan ay ka taxadiraan oo ay dhigtaan meelo baydhsan oo ay ku ilaashan karaan.
Ciidamda amaanka ee booqday suuqa Sarrifka lacagaha qalaad ayaa ka koobnaa askar iyo saraakiisha saldhigyada degmooyinka qaarkood, kuwaas oo u muuqday inay heegan ahaayeen, waxaanay sarriflayaasha ku war-galiyeen inay taxadir dheeraad ah iyo foojignaan sameeyaan.
Lama garanayo sababta Booliiska Hargeysa ugu war-galiyeen sarriflayaasha inay ilaashadaan lacagahooda, iyadoo la ogyahay lacaga kala duwan ee wadhan badhtamaha Suuqa Hargeysi inay tahay astaanta cid kasta oo booqataa ku qanacdo Amaanka Somaliland in uu ka sugan yahay kuwa dunida horumaray.
Illaa hada ma jirto xaalad la odhan karo waxay abuuri kartaa in laga sameeyo qaylo dhaan intaas leeg, hase yeeshee wxaa jira tibaaxo iyo warar aan rasmi ahayn oo ay ciidamadda amaanku helayaan, kuwaas oo ay ka cabsi qabaan inay iman karto mar kasta oo khilaafka xisbiga Kulmiye sii jiitamo.
Booliiska iyo Milatariga Somaliland ayaa heegan la galiyey tan iyo markii uu soo shaac baxay muranka siyaasadeed ee ka dhex jira xisbul xaakimka Kulmiye, kaasoo sababay inay iscasilaan wasiiro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland.

 

Somalilandpost,  Hargeysa Office 2015

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories