HomeSalaantii Qornayd!

Salaantii Qornayd!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

 

Waqti aan ka fogayn kan aan qoraalkan qoray nin ayaa iiga sheekeeyey sheeko ku saabsan dadka wax ilaaba /xusuusta liita , sheekadaasi oo aan u arkay in dad kale loo sii gudbin karo waxuu iigu
sheekeeyey sidan : ” nin somali ah ayaa hadda ka hor waxa uu galay masaajid dadka ugu badan ee ku tukanayaa ay yihiin Somali oo ku yaalla Dalka Yugaandha/Uganda ninkii waxa uu ku beegmay iyada oo mu’adinkii uu salaadii ku eedamayo.
wuu u fiirsaday waxaanu arkay in mu’adinku uu eedaanka uu warqad ka eegayo hadba marka uu yara nasto ee uu erayo ku dhawaaqo inta aanu kuwa kale ku dhawaaqin ayuu isha marinayaa sida ay kalmadaha kale ee eedaanku ugu sii xigaan ninkii Aadaamayey marka uu dhammeeyey ayaa ninkii soo salaad doontay waxa u weydiiyey waa maxay Eedaankan aad warqada ku qorotay ?mu’adinkii umuu jawaabin ee inta ninkii gacanta qabtay ayuu u geeyey Iimaamkii masaajidka oo meel yar oo koone ah tusbax ku roganaaya madaxiisuna hoos u fooraro waxa uu yidhi waa Iimaamkii ee la hadal ninkii ayaa la soo booday salaam-calaykum Sheekh.

Sheekhii ayaa inta uu uu kor u toosay ayuu khamiis uu xidhnaa /gashanaa oo jeebado badan lahaa uu si deg deg ah gacamaha hadba mid u gelayaa ninkiina wuu dultaagan yahay oo waxa uu isleeyahay tolaw salaanta ka hor wadaadu jeebadaha ayey cadar yar oo is maris ah ku qaataane ma waxa uu rabaa inuu gacanta marsado sidaasina kugu gacanqaado ninki ayaa waqti aan badnayn ka dib waxa uu jeeb ka mid ah kuwii khamiiska uu ka soo saaray warqad yar isaga oo hoos u eegaya ayuu ugu jawaabay “wa calaykumu salaam ” saw/shaw warqada waxa ugu qoran salaanta qaybta weydiinta iyo inta jawaabta ahba , mu’adinkii oo isaga aan la yaabanayn imaamka madaama uu isaguba warqad ka akhriyey Eedaankii ayna is xaal og yihiin Imaamka ayaa ugu jawaabay ninkii masaajidka soo galay sidaasi ayaanu hawsha ku wadnaa .
ninkii ayaa masaajidkii ka baxay ka dibna wuu weydiiyey xagaad aaday miyaanad tukanayn waxa uu ugu jawaabay . waxa la i tusay iyada oo ay luntay warqadii ay faataxadu idinku qornayd ka dibna wax lagu hadlo la garan waayey .

FG: Imaamka iyo Mu’adinkuba waxay ahaayeen Yugaandhiis

 

Cumar Cali Xasan “Seerbiya”
 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories