Kuwana Maxay Ku Mutaysteen Shahaado Sharafta!
10 Sept. 2015 hoolka weyn ee Hotel-ka Maansoor waxaa lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo si qurux badan loo soo agaasimay. Xafladu waxay...
Bandhiga Tumaalka iyo Waxqabadkiisa Oo Hargeysa Lagu Qabtay
Hargeysa(SLpost)-Bandhiga balaadhan oo alagu soo bandhigay qalbkii dadka soomaalidu ay nolashooda u adeegsan jireen oo Hargyesa lagu qabtay, bandhigan waxa daadihinaayay saxafiga Maxamed Waji. Halkan...
“Adiga ayaa madaxweyne ah hadii faraha layskula tago suuqii aad joogi jirtaybaad ku soo noqon..” Xisbiga Waddani
Hargeysa(SLpost)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa luuqad adag kula hadlay madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, isaga oo sheegay hadii...
Mashruuc Lagu Qabanaayo Biyaha Dooxyada Oo Baanka Aduunku Ugu Deeqay Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Somaliland iyo baanka aduunka ayaa kala saxeexday mashruuc biyo loogu xidhaayo Somaliland. Hashiiskan ayay ku bixi doontaa lacag gaadhaysa hal bilyan, waxaana wax lagaga qaban...
Booliska Oo Hargeysa Ku Qabtay 72 Duub Oo Xashiishad Ah
Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa warbaahinta u sheegay inay qabteen xashiishka loo yaqaano Murjuwaana oo ka kooban 72 duub. Xashiishadan oo lagu...
Ergayga Denmark U Qaabilsan Mucaawinada Somaliland Iyo Somaliya Oo Madaxweyne Siilaanyo Hortiisa Kaga Digtay Inay Doorashooyinka Somaliland Mar Kale Dib U Dhacaan
Hargeysa(SLpost)-Ergayga dawladda Denmark u qaabilsan isu duwida mucaawinooyinka la siiyo Somaliland iyo Somaliya Ms. Kira Smith Sindbjerg, ayaa ka digtay dhaawaca ay Somaliland u...
Maraykanka Oo Ruushka Uga Digay Taageerada Dawlada Suuriya
US(SLpost)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa uga digay Ruushka inay uga sii dari karaan oo sii daba dheereyn karaan xiisadda ka aloosan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

