HomeBooliska Oo Hargeysa Ku Qabtay 72 Duub Oo Xashiishad Ah

Booliska Oo Hargeysa Ku Qabtay 72 Duub Oo Xashiishad Ah

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa warbaahinta u sheegay inay qabteen xashiishka loo yaqaano Murjuwaana oo ka kooban 72 duub.

Xashiishadan oo lagu qabtay gaadhi yar oo nooca lagu raaxaysto ah iyo laba qof oo watay waxa uu taliyahu sheegay inay markiiba maxkamada horgeeyeen, isla markaasna ay qirteen nimankii sitay xashiishkaas. taliyahu waxa uu ku tilmaamay guul iyo hawlgal socon doono in waxyaabaha maandooriyaha ah la’la dagaalamo.

marijuana7

 

Taliye Fadal oo warbaahinta la hadlaayay waxa uu yidhi “Waxa ay ciidanka saldhiga Koodbuur ay ku guulaysteen 72 duub oo xashiishad ah nooceeda loo yaqaano Murjuwaana oo khatar ku ah diinteena iyo amnigeena, waxaan amaan u soo jeedinayaa ciidanka booliska saraakiisha iyo saraakiil ku xigeenadaba, waxa lagu qabtay gaadhi Nouha Ah oo lanbarkiisu yahay 49647,laba nin ayaa watay labadiiba maxkamada ayaa la horgeeyay isla shalay markii la qabtayba, waxaana laga qoray qiraal in falkaas ay faraha kula jireen oo iyaga lagu qabtay, waa guul ciidanka boolisku uu gaadhay mar hadii ay qabteen daroogada intaas leeg ee ubadka iyo dadkaba lagu xumayn lahaa, ma joogsanayso oo ciidanka boolisku waa ay wadayaan.”

Hargeysa Somaliland

Somalilandpost

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories