Dheelallo
Gabayga “Dheelallo” Waa gabay ka hadlaya dhibaatada Tahriibta iyo Dhoofka Dibadaha layska joogo Inaanu Faa’iido adduuun iyo mid aakhiro midna lahayn .. Dha’da gabayga waayadan...
Si Allay noqotay!
Cagahayga yaryar, kabo buudhaa sudhan. Feedhahaygan qalan, maryahaa ku wadhan. Surwaalkaygan ballaadhan iyo kubkaygan duban ciid baa u dhaxaysa. Dhulkan tuuraha leh, laydhan aan...
Guushii Sawsan
Muddaba ma deggena xaalkiisu, saaxibbadii way wada socdeen oo isaga ayuunbaa ka jooga. Subixii guriga hore uga ma baxo oo illaa tobannada waxa uu...
Maca salaama
mada dhabankayga ka socotaa waa yeelkeed, bal may xinjiro dhiig ah noqoto. Danba kama lihi sankayga duufka ka hooraya, bal muu malax noqdo. Murugta...
Croatia Oo Dalkeeda U Ogolaatay Inay Qaxoontigu U Maraan Waqooyiga Yurub
Zagreb (SLpost)- Dowladda Croatia ayaa sheegtay inay u ogolaan doonto qaxootiga inay ka gudbaan dhulkooda oo ay tagaan waqooyiga Yurub oo ah meesha ay...
Daraasaad laga soo saaray Kaneecada
Hargeysa(SLpost)-Daraasaad cusub ayaa sheegaysa, in ololaha ka hortaga malariyada (Kaneecada) ee qaarada Afrika uu ka hortagay ku dhawaad toddobo boqol oo milyan oo jiro...
Xaqiiji Yoolkaaga
Sanku neefle kasta oo ku dul nool dunida waxa hubaal ah inuu leeyahay hiigsi iyo yididiilooyin uu nolosha ka damacsanyahay, qof walba waxa uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

