Home“Adiga ayaa madaxweyne ah hadii faraha layskula tago suuqii aad joogi jirtaybaad...

“Adiga ayaa madaxweyne ah hadii faraha layskula tago suuqii aad joogi jirtaybaad ku soo noqon..” Xisbiga Waddani

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa(SLpost)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa luuqad adag kula hadlay madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, isaga oo sheegay hadii sharciga dalka ay ilaalin waayaan inuu madaxweynuu suuqa ku soo noqon isaga oo rayid ah.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa si adag uga soo horjeestay wareejinta haamaha shidalka waxaanu madaxweynaha ugu baaqay in uu sharciga dalka ilaaliyo. waxa uu arimahan kaga hadlay xighayahu warasi uu siiyay tilifishanka Star, waxaana hadalkiisa ku bilaabay sidan “Hadii wareejinta haamahu ay dhacdo waxay ka dhigantahay dalka sharci ma jiro anaga ayaa waxaanu doona samaynayna, taasina maaha mid suurto gal ah iyo wax cidi aqbalayso, waxaanay ka dhigantahay in farah layskula tagaayo, waxaanu leenahay madaxweyne ka joog adiga ayaa madaxweyne ah hadii faraha layskula tagna suuqii aad joogi jirtaybaad ku soo noqon, waxay nala tahay inaad ixtiraamto nidaamka iyo shuruucda dalka, go’aanka golahana aad raacdo, hadii aad go’aankaas golaha raaci waydo iyagana umada ayaa soo doortay adigana umadda hadaad diido tooda taaduna socon mayso, waxaanu leenahay danbaa kuugu jirta inaad u hogaansanto go’aanka golaha. hadii aad leedahay dalkani jirimaayana waxaanu ku leenahay uu jirayaa adigaana hawlyar oo ka tagi doona.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories