Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

“ Somaliland Dalkii Aan Dadka Ka Dhexayn ..” Nuxurka Dood London Lagu Qabtay

Hargeysa(SLpost)-- Xarun dhawaan laga yagleelay magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa dood cilmiyeedeedii u horaysay oo ku saabsan halista qabyaaladda qabatay. Xaruntan oo magaceedu...

DAAWO Showgii Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee NAIROBI iyo wacdarihii Fannaaniinta

Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa todobaadkan ku soo bandhigay magaalada Nairobi ee Xarunta dalkaasi Kenya Bandhig-faneed soo jiitay Soomaalida ku dhaqan magaaladaas, waxaana showgan wacdaro...

Qolfoof Aadame U Eke Ah Oo La Helay Iyo Dhaqanka Uu Noolahaasi La Wadaagayey Aadamaha Maanta Jira

ohannesburg (SLpost)- Waxaa dhowaan dalka Koonfur Afrika laga helay qolfoof aadame u eke ah oo loo malaynayo inuu ahaa noole dunidan soo maray oo...

Wadamada Sookoraya Oo Loogadigay Dulsaarka Bangiyada Maraykanka

  US(SLpost)-Bangiga adduunka ayaa u digay waddamada soo koraya inay isku diyaariyaan dhib dhaqaale markii Maraykanka uu kordhiyo lacagta dulsaarka. Bangiga dhexe ee Maraykanka ayaa qabanaya...

Maareeyaha Haamaha Shidaalka oo Sheegay In Aanay Cid U Dabafadhiisanayan Wareejinta Haamaha

  Berbera(SLpost)-Maareeyaha haamaha shidaalka Saleebaan Siciid Cali ayaa sheegay inay wareejinayaan haamaha shidaalka, isla markaasna aanay cidina ka hor istaagi karin. Waxa uu maareeye Saleebaan dhaliilay...

Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Waan Waantii laga Dhexwaday Cirro iyo Baashe

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida  Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inay meel wanaagsan u marayso waan waanta laga dhex wado guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa Baashe. Waxa uu...

Lugooyada Jamaal, Lurta Cabdiraxmaan Iyo Lulashada Muuse!

Abuurida fursadaha siyaasiga ahi marba waxay leeyihiin heerar kala duwan kuwaas oo meertadu jaangooyn u tahay. Gaadhida hanka siyaasaddeed waa mid u baahan ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img