Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Tanna ma u soo joogay?!

Muddo ku dhow soddon cisho ayaannu dharaar iyo habeen sugaynaa iyada, subax kasta marka aannu indhaha kala qaadno waxa aan u tagnaa iyaga si...

13 Qof oo u Dhintay Abaaro ka Jira Somaliland

  Hargeysa(SLpost)-llaa 19 hay’adood oo isugu jira kuwo caalami ah iyo ururo samafal ayaa qaylo dhaan ka soo saaray abaaro ka jira Somaliland oo saameeyey...

Adduunyoow Waayo Badan: Maalqabeen Kii Shalay Oo Manta Dawarsanaya Jidadka Hareeraooduna Hoy U Yihiin

Washington (SLpost)- Waayaha adduun ayaa ku wacad furay maalqabeen hore caan uga ahaa suuqa dillaalka iyo iibka saamiyada ee Maraykanka, waxa aanu ka dhigay...

Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Burkina Faso Oo Ciidanku Isku Hareereeyeen

SL(Post)-Madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee dalka Burkina Faso Michel Kafando iyo raysal wasaarihiisa oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada dalkaas, ayaa...

Maraykanka Oo Sheegay Inuu Tabobaro Siiyo Jabhada Suuriya

US(SLpost)-Taliyaha ugu sarreeya ciidanka Maraykanka ee jooga bariga dhexe Jenaraal Lloyd Austin ayaa senetka ka hor qirtay in 4 ilaa 5 falaago suuriyaan ah...

Firxadkii Farxaan

Goobtu waa magaalo buuq badan, dad iyo baabuur waxa is dhex qaadaya dhagaha iyo indhuhuba way kugu dawakhayaan. Sidii caadada ii ahayd waxaan u...

Nageeye iyo adeerkii Samokaab

Nageeye waxa uu qur’aankii dhammeeyey gu’gan horraantiisii, waxa maanta xerada laga saaray qaalin 3 jir ah oo lagu maamuusay Diiriye. Macallin Diiriye waxay ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img