Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Gudida Baadhista Xansuuqa Oo Sheegay Inay Dacwado Ku Soo Oogayaan Saraakiil Dawladii Siyaad Bare Ka Tirsanaa

Hargeysa(SLpost)-Gudida xanuusqa Somaliland ayaa sheegay inay la shaqaynayaan urur maraykan ah oo maxkamad ku so oogi doono saraakiishii dawladii Siyaad Bare ee xanuuqdayada kala...

“Muusow waxaan u malaynayaa in magac la’aan iyo kursi la’aan ay kuwada qabsan doonto..”Siciid Cilmi Rooble

  Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa guddoomiye Muuse Biixi ku ganay falaadh kulul oo la xidhiidha ka aamusnaantiisa xaalada dalka. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble waxa uu...

HADDII AAD WAX GUDBIN WEYDO, WAA LAGUU SOO GUDBIN

Bulshada dhinaca curnita iyo farsamo abuurka gaabiska ka ah amaba ka arradan, waxa ay sugtaa wax-soo-saarka maskaxeed ee cid kale, haddii ay yihiin fikir...

Riyaddii Rumawday Qeybtii 3-aad

Axmed oo ka mid ahaa Ardayda ay Ismaaciil isku Kursiga ahaayeen,isla-markaasna ay isla wadaagi jireen xalinta masalooyinka Casharadda kala duwan ee ay Iskuulka ku...

Beesha Caalamka Oo Shirkii Horumarinta Somaliland Ee Sannadkan U Soo Dirtay Diblomaasiyiin Ka Meeqaam Hooseeya Kuwii Sannadkii Hore Iyo Sababaha Loo Nisbaynayo

Hargeysa(SLpost)-Wadamada beesha caalamka ee taageera horumarka Somaliland ayaa u muuqda inay hoos u dhigeen  darajada wufuudii hore uga qayb geli jirtay shirka isu duwida...

Buuga Maskax-gudhiye Oo Xalay Hargeysa Lagu Gardaadiyay

  Hargeysa(SLpost)-Waxa xalay lagu soo bandhigay Hargeysa buuga Maskax-gudhiye oo si faahfaahsan uga hadlaayay qaadka iyo dhibaatooyinkiisa, isla markaasna bixinaaya tilmaamo lagaga joojin karo dalka. Qoraaga...

XEERKII HORE TUUR KU KALANA DIID Q.3aad

Xeerkii hore Doorashada Wakiiladu waa run wuxu ahaa mid saami qaybsiga kuraasida ee gobolada Somaliland loogu talogalay doorashadii wakiilada ee September 2005tii oo keliya....

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img