Sideynu uga faa’iidaysanaa maalmahan fadliga badan.
Allah Makkah wuxuu ka fadilay dhulka intiisa kale, Nebi Muxamed Umadiisana waxa uu ka fadilay ummadaha kale, diinta islaamka wuxuu ka fadilay dhammaan diimaha...
FADLIGA MAALINTA CARAFO
Maalinta Carafo waa maalin weyn oo khayr iyo fadli badan,waa maalin la qabto kulan islaami ah oo aad u balaadhan,waa maalin ALLAH(swt) jecel yahay...
Bilowgii Suugaanta Dareenka Siyaasiga Ah Ee Soomaalida iyo Sarbeebteeda
Soomaalidu wixii ka horreeyey soo gelitaankii gumaystayaashii Reer Yurub ma jirin wax ku kellifaa in runta ka meermeeraan oo gabayga ama maansadooda maryo u...
China Oo Doonaya In Uu U Noqda Dalka Ugu Horreeya Ee Taga Dayaxa Qaybtiisa Aan Dhulka Laga Arkin
Beijing (SLpost)- Dalka China ayaa qorshaynaya in uu daahfuro dayaxa oo uu safarka ugu horreysay abid ku tago qaybtiisa fog ee gudcurka ah oo...
Xisbiga Ucid Oo Warmurtiyeed Uu Soo Saaray Ku Sheegay In Aanu Aqoonsan Doonin Heshiiska Wareejinta Haamaha Shidaalka
Hargaysa(SLpost)-)Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa war murtiyeed uu soo saaray maanta ugu baaqay madaxwaynaha Somaliland in uu ixtiraamo go’aanada ay soo saaraan golaha...
Hungary oo Croatia Ku Eedaysay Inay La Shaqaynayaan Mukhalasiinta Dadka Tahriibinaaya
Hungary(SLpost)-Dalka Hungary ayaa ku eedeeyay dalka ay deriska yihiin ee Croatia in uu ku xadgudbaya sharciyada caalamiga ah oo uu la shaqaynaya mukhalasiinta, kadib...
Sidee ayaad Iskaga Yareyn kartaa Khajilaadda iyo Naxdinta Marka Ad Dad Ka Hor Hadleyso? 2
. Haddii ad aragto 5 caruur ah oo gaadhi dabada heysta ood u yeedho, ood u khudbadeyso adoo odhanaya, mar danbe ha u noqonina, waxan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

