Shiinaha oo Japan Ku Dhaliilay In Ciidankooda Ay U Ogolaadeen Inay Dalka Dibadiisa Ka Dagaalamaan
China(SLpost)-Dalka Shiinaha ayaa sheegay in xukuumadda Japan ay halis galinayso nabada gobolka kaddib markii Japan ay meelmarisay sharci muran dhaliyay oo ku saabsan balaadhinta...
Erey ku saabsan Dhacdadii Wakiillada – W/Q: Maxamed Saleebaan Cumar
Khilaafka siyaasadeed ee Soomaalilaan ku soo noqnoqdaa waa mid ka soo jeeda hirdanka sharciga iyo sharci darrada. Ma jiraan hay’ado garsoor oo si madax...
Rights of Parents over Children In Islam
The favors that parents give to their children are uncountable and nothing else can be compared with. Parents look after their children for many...
Mid ka mid ah Saraakiishii Fuliyey Inqilaabkii ugu horeeyey qaaradda Afrika oo Hargeysa ku geeriyooday iyo Madaxweynaha oo ka hadlay shaqsiyaddii Marxuumka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ehelkii, qaraabadii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ka tacsiyeeyey Alle ha u naxariistee...
Taladii minguurtiyo fikirkii maroorsamay.
Taariikh sugan lama hayo, in soomaalidu nidaamkan xilli biloowday iyo siday ku bilowday. Laakiin aan ku hillaadino waagii ay xeer iyo xakame u baahatay...
Wasiir Ku Xigeeno Sheegay Inuu Dhamaaday Heshiiskii Haamaha Shidaalka Lagu Wareejinayay, Ciddii Is Hortaagtana Xadhig Ugu Hanjabay
Hargeysa(SLpost)-Wasiir ku xigeenkada wasaaradaha warshadaha iyo xanaanada xoolaha ayaa ka hadlay haamaha shidaalka oo ay sheegeen in la wareejiyay, waxaanay salaadiinta iyo boqrada xidhan...
Toban Xildhibaan oo Canbaareeyay Xadhiga Suldaan Sanbeyste iyo Boqor Raabi
Hargeysa(SLpost)-Toban xildhibaan oo ka tirsan xidhibaanada mucaaradka ah ee golaha wakiialda ayaa canbaareeyay xadhiga suldaan Sanbeyste iyo boqor Raabi kula kacday, waxanay xukuumadda ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

