HOOS U DHAC KU YIMID WAXBARASHADA DUGSIYADA SARE EE DALKA
Nidaamka waxbarashada dalku waxay ka mid ahayd goobihi ay baabiyeen dadgaalkii dalka ka dhacay ee taliskii siyaad bare . Dagaalkassi wuxu keenay in marlabaad...
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Sheegay In Guddigii Baadhista Ciidamadu Bilowday Hawshii Loo Xilsaaray
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa sheegay in Guddii loo xilsaaray inay baadhis ku soo samayso Ciidamada Qaranka inay hawsheedii bilawday,...
Cunista Kalluunku Waxa Ay Dawo Ka Tahay Niyad Xumida Iyo Cudurka Nafsiga Ah Ee Qulubka
London (SLpost)- Lafogur iyo dib u eegis lagu sameeyey 26 cilmibaadhisood oo hore loogu sameeyey in ka badan 150 kun oo ruux ayaa lagu...
Shaqaaqo ka dhacday biyo shiinaha oo dhaawac sababtay
Hargeysa(SLpost)-Halka ay ka yimaadaan biyaha magaaladda Hargeysa ee biyo shiinaha ayaa shaqaaqo ku dhex martay dad shacab ah iyo ciidan rasaas ku furay, waxa...
Kerry: Al-Assad Wadahadal Xilka ha kaga Dego
UK(SLpost)-Kerry ayaa hadalkan ka sheegay magaalada London oo uu kula kulmay dhiggiisa dalka Britain Philip Hammond. Kerry ayaa Ruushka iyo Iran ku booriyey inay...
Somaliland Oo Heshiis Nabadgalyada Ah La Saxeexatay Hogaan Amaan Oo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Ah
Diridhaba(SLpost)-Somaliland iyo Itoobiya ayaa kala saxeexday heshiis dhanka nabadgalayda iyo isku socodka shacabka ah, waxaana Somaliland heshiiskaas u saxeexay wasiirka arimaha gudaha Wancade halka...
Somaliya Oo Uu U Furmay Shir Ay Kaga Tashanayaan Nooca Doorasho Ee ay Qabsan Karaan
Muqdisho(SLpost)-Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabogabeeyay shirka wadatashiga nooca doorasha ee ka dhici karta Soomaaliya sanadka soo socdo. Shirkan waxaa ka qaybgalay wafdi uu hor...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

