HomeCunista Kalluunku Waxa Ay Dawo Ka Tahay Niyad Xumida Iyo Cudurka Nafsiga...

Cunista Kalluunku Waxa Ay Dawo Ka Tahay Niyad Xumida Iyo Cudurka Nafsiga Ah Ee Qulubka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

London (SLpost)- Lafogur iyo dib u eegis lagu sameeyey 26 cilmibaadhisood oo hore loogu sameeyey in ka badan 150 kun oo ruux ayaa lagu ogaaday in dadka kalluunka cuna uu cudurka nafsiga ah ee Qulubka (Depression) boqoliiiba 17 ka yaraado. Iyada oo ay culimada arrintan u kuurgalayna sababaha u tirinayaan dufanka asiidhka ah ee kalluunka ku jira oo saamayn togan ku leh dhinacyo kala duwan oo shaqada maskaxda ka mid ah.

Haayadda MIND ee samofalka oo ka shaqaysa caafimaadka nafsiga ah, xarunteeduna tahay dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in cilmibaadhistani ay taageerayso cilmibaadhiso kale oo muujiyey in uu xidhiidh ka dhexeeyo nooca cunto ee qofku qaadanayo iyo deggenaanshiyihiisa nafsiga ah iyo weliba dabeecaddiisa shakhsiga ahba.

Beautiful female laying on the flower filed

In kasta oo aanay daraasaddani si cad oo cilmiya u sheegin halka ay iskaga xidhnaan karaan cunista kalluunka iyo ka hortagga murugada iyo qulubku haddana xeeldheerayaal badan ayaa soo dhoweeyey kuna tilmaamay in ay tanina ka mid tahay uun faa’idooyinkii awalba la ogaa ee uu kalluunku u lahaa caafimaadka maskaxda. Waxaana jira saynisyahanno iyagu si gaar ah u tilmaamay dufanka Omega3 ee kalluunku qaniga ku yahay oo ay sheegeen in ay si weyn u firfircoonayso labada maaddo Kiimikaad ee Dopamine iyo Serotonin oo la aaminsan yahay in ay kaalin ku leeyihiin qulubka iyo murugada.

Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories