Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Talyaaniga Oo Badbaadiyay 4700 Oo Huhaajiriin Ah

  Hargeysa(SLpost)- Ciidamada Illaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga, ayaa sheegay in 24 saacacadood ee u danbeeyay ay xeebaha dalka Liibya, ka soo badbaadiyeen ku dhawaad...

Wacdarihii Sanadka Cusub Jigjiga Maxamed BK Yurub Geenyo Iyo Fanaaniin Badan Q 1aad

Wacdarihii Sanadka Cusub Jigjiga Maxamed BK Yurub Geenyo Iyo Fanaaniin Badan Q 1aad https://youtu.be/EbZzshpLZkI

Muj.Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Taariikhdiisa iyo Kaalinta Uu Ku Lahaa Halgankii Dalku Soo Maray

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij uu taariikhdiisa kaga warmaayo Muj.Maxamed Kaahin Axmed iyo kaalinta uu ku lahaa halgankkii dalka dib loogu xoreeyay. https://youtu.be/s_C_iHHUnKo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Indha Indheeyay Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Socda

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeer ku tagay  Deegaanka Biyaha Shiinaha oo ay ka socoto balaadhinta iyo biyo gelinta Caasimada Hargeysa. Waxaana...

Milatariga Afganbiga Sameeyay ee Burkina Faso Oo Ogolaaday Inay Shacabka Ku Soo Celiyaan Xukunka

Burkina Faso(SLPost)-Ergadii dhexdhexaadinaysay afgambiga dalka Burkina Faso ayaa tilmaamay in ay xal gaadheen oo la soo celinayo maamulkii ku meel gaadhka ahaa. Ergada ka socotay...

Abwaan cali maxamuud laalays oo soo saaray laba maanso oo cusub

Abwaan cali maxamuud laalays oo soo saaray laba maanso oo cusub oo ka hadlaaya xaalada dalka, halgankii la soo maray iyo guulaha uu shacabka...

Sunta Ku Jirta Sigaarka Iyo Helisteeda

  Kiimikooyinka ku jira sigaarku waxay ka kooban yihiin afar kun (4,000) oo kiimiko, laakiin waxa la yaqaan konton ka mid ah oo halis badan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img