HomeHOOS U DHAC KU YIMID WAXBARASHADA DUGSIYADA SARE EE DALKA

HOOS U DHAC KU YIMID WAXBARASHADA DUGSIYADA SARE EE DALKA

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Nidaamka waxbarashada dalku waxay ka mid ahayd goobihi ay baabiyeen dadgaalkii dalka ka dhacay ee taliskii siyaad bare . Dagaalkassi wuxu keenay in marlabaad goobihi waxbarashada oo dhulka galay dib loo yag leelo gar haan goobaha wax barshada aas assiga iyadoo kabilaabantay magaaloo yinka ,waawayn waxaana lagu bilaabay ardaydii kazoo noqotay xeryihii qoxotiga ee itoobiya Marxaladan dib u curashada waxbarshada soomaliland waxay taariikh lama ilawaana ku reebtay ardaydii iyo macalimintii barigaa bud-dhiga u ahaa.

Waayo ardayda waxa xusus ku reebtay iskuulkii kharadabada haa ee dhinac ay wax kaga dhiganayeen dhinac xawayanku dhasha dhaganayeen, daasadihii kursiga u ahaa iyo bugaag yar oo xaashi loxooxa ahaa. Macalimintii waaga

waxa iyagana xusus ku reebay iyadoo anay jirin wax manhaj ah oo ay raacaan , tamaashiir la,aan , mushahar la,aan. Iyadoo waxasi oo dhami soo maray waxbarashada dalku waxay ku talaabstay horumar sanad ba sanadka ka denbeeya iyada oo taasi ay suur galisay xasiloonidii iyo kaladanbayntii dalka ka hana qaaday ardaydaa iyo macalimintaasina ay mahadiyeen dadkii kaalinta wanagsan ka ciyaray adkayntii nabad galiayada sida golaha guurtida , culimada iyo aqanyahadii ka shaqeeyey dib u heshisiinta.

Waxan manta odhan karnaa waxbarshada dalku si buuxda ayay ugasoo kabtay burburkii baahsana eek u dhacay guud ahaan. Waxbarashadu waxay u kalabaxdaa dugsi hoose(elementary) dugsi dhexe (intermediate) iyo dugsi sare (secondary) intaa waxa dheer heer jaamacdeed ( higher education) Markaan soo qaadano dugsiga sare wuxu gaadhay meel aad u saraysa marka laga eego dhinac manhajka iyo macalimintaba, intaa waxa dheer in ardaydu xiiso u qabeen waxbarshada dugsiga sare aad ugu dadaali jireen in ay heer wanagsan kaga baxaan. Daadalka iyo xiisaha ardaydu u qabeen waxa sal ahaa ardayda fahamsanayd muhiimada aqontu u leedahay mustaqbalkooda, tayada wax barashaddugsiyada sare oo aad u saraysay. Wasarduna qadi jirtay imtixan standard oo lagu kal reebaya arday dadalay iyo ka an dadaalin.

Imtixanka shaadiga ee dalku wuxu aha mid aad looga xiiseeyo dalka oo dhan. Hadaba sanadiihii u denbeyey waxa hoos u dhac ku yimid tayadii wax barsha dugsiyada sare taasina waxa kentay. v Iyada oo labadalay gradkii lagu kalbxi jiray sidaa A B C Dhalka imika lag dhigay A+, A, A-, B+ , B , B-, C+ , C , C- D+, D, D-. v Waxa look ala saray saynis iyo arts v Macalimiintii aqaoonta lahayd u fooftagay dugsiyada gaarka loo leeyahay v Koradhka jaamacadaha gaarka loo leeyahay o qaaata gard kasta halka barigii hore ay C ugu hoosaysay waxan ku talin lahaa in Ø Sidii hore lagu celiyo xaga gradeka Ø In kormeerka la xoojiyo Ø In la isku xidho maamulka ardayda iyo walidiintooda Ø In layereyo jaamacadah gaarka loo leeyahay oo qaata grad kasta Fiiro gaara dawlada hada xukunka haysa waxay hurumaraysay Iyadoo ku baahisay dusiyayada gobolada iyo degmooyinka Waxbarshada dugsiya hoose dhexe oo lacag la,aana xiliagan

Cabdifatax maxamud kooshin

Cabdo Mohamoud <mohamoud0011@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories