Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Malaayiin Xujaaj ah oo Maanta Taagan Buurta CARRAFA.

Makkah(SLpost)- Maanta oo ay tahay maalinta ugu muhiimsan maalmaha gudashada acmaasha xajka ayaa malaayiin xujaaj ahi dul taagan tahay buurta Carrafo si ay u...

Wasiir Samsam oo sheegtay in Midawga Yurub ku Kalsoonaadeen Nidaamka Maaliyadda Somaliland

Hargaysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in xafiiska Maaliyadda Somaliland uu kalsooni badan ka kasbaday ururka Midawga Yurub, qaadhaan bixiyayaasha iyo...

Shilalkii Ugu Dhimashada Badnaa ee ka Dhacay Xaramka Inta la Ogyahay.

Shilkii dhowaan ka dhacay xaramka barakaysan ee Makkah oo ay ku naf waayeen 107 ruux oo ka mid ah xujaajtii sannadkan 2015ka isu diyaariyey...

U diyaargarawga Ciidda ee Suuqyada Hargeysa Iyo Ciidamada Booliska oo Ammaanka Adkeeyay.

  Hargeysa(SLpost)-Ciidda Carafo oo ku began maalinta berri ah ayaa si weyn looga dareemayaa suuqyada caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Dad aad u tiro badan ayaa...

Taariikh Nololeedkii Marxuum Suldaan Galaal oo shalay Xajka ku Geeriyooday.

Hargeysa(SLpost)-Alle ha u naxariistee waxa shalay magaalada barakaysan ee Makka ku geeriyooday Suldaan Maxamed Cabdillaahi Xuseen (Galaal) oo ka mid ahaa madax-dhaqameedka Somaliland. Waxaanu, haddaba...

Jaamacadaha Hargeysa iyo Jabbuuti oo ka Shiray Caqabadaha Haysta Culuumta Bulshada

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin iyo Barayaal-sare (Professors) oo ka tirsan jaamacadaha Hargeysa iyo Jabbuuti ayaa wada-jira u soo bandhigay xog la xidhiidha caqabadaha hortaagan cilmibaadhista...

Fadlan soo Caawi Muwaadinkan.

  Faldan Soo Caawi Muwaadin Dhaawac Halisi Kasoo Gaadhay Dhabarka iyo Xangulaha Oo Dalka Waxba Lagag Qaban Kari  Waayey     Dhamaan Bulsha-weynta Reer Somalilanad iyo dhamaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img