Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Taliye-xigeenka Laanta Socdaalka oo Shallay la xidhay

  Hargaysa(SLpost)- Taliye ku xigeenka laanta socdaalka Somaliland, gaashaanle dhexe Maxamed Saleebaan Xasan (Sablaale) ayey ciidammada amaanku shalay xabsiga u taxaabeen.   Xadhigga taliye ku xigeenka laanta...

Guddoomiyeyaasha Kulmiye iyo WADDANI oo Shacabka ku hambalyeeyey Fadliga Munaasibadda Ciidal-Adxaha

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyey dabbaal-degga munaasibadda Ciidal-Adxaha oo...

Wasiirka Biyaha JSL oo Kormeer ku soo maray ceelasha biyaha Boorame.

  Wasiirka Wasaaradda biyaha ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa safar xaalad ogaan ah ku tagay ceelasha biyaha ee magaalada Boorame ee Xarunta gobolka Awdal. Kormeerkan ayaa...

Ramaax oo ka Warbixiyey Heshiishkii Diridhaba Sheegayna in uu Shaqada ka Joojiyey Isuduwihii Ciyaaraha ee G.Awdal.

  Awdal(SLpost)-Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax  oo ka soo laabtay safar ay Somaliland Heshiis kula soo sexeexanaysay Deegaanka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobuya oo...

Dagaal Beeleed ka Dhacay Deegaanka Qorriilay ee Gobolka Sool.

  Sool(SLpost)- Wararka ka imanaya deegaanka Qorrilley ee gobolka Sool, ayaa sheegaya in ay halkaasi ku dhinteen in ka badan 15 ruux, ayna ku dhaawacmeen...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Ku Hanbalyeeyay Ciidal Adxada

  Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacabi weynaha reer Somaliland ku hanbalyeeyay ciidal Adxada oo caawa soo galaysa, waxa uu madaxweyuu sidoo kale shacabka hawada...

Guddoomiyahii Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Oo Is Casilay

Hargeysa(SLpost)-Xasan Waraabe Cade oo ahaa guddoomiyaha xidhiidh ciyaaraha fudud ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay shalay, waxaanu dhalinyarada reer Somaliland u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img