HomeDhawr iyo Toban Sano Kadib Hargeysa oo Ishaarooyin loo Yagleelayo

Dhawr iyo Toban Sano Kadib Hargeysa oo Ishaarooyin loo Yagleelayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Caasimda Somaliland ee Hargeysa ayaa mudo ka badan dhawr iyo toban sano markii ugu horaysay loo yagleelayaa ishaarooyinka gaadiika kala haga, ishaarooyinkan ayaa laga sameeyay wadooyinka muhiimka ah ee magaaladda dhexdeeda.

ishaarooyinkan ayay Hargeysa ugu danbaysay wakhtigii uu maayarka ka ahaa Cawl Cabdale oo ahaa maayar raadad waaweyn kaga tegay wakhtigaas magaaladda Hargeysa. hadaba waxa maalmihii ugu danbeeyay inta badan ee isgoysyada muhiimka ah ee magaaladda lagu xidhaayay ishaarooyin ah Solar system.

11759493_897655396948824_31159218_n 11911900_897654870282210_1131143802_n 11940213_897654806948883_1287052784_n

shacabiga caasimada ayaa niyad samaan ku soo dhaweeyay inay arkaan in ishaarooyin loo sameeyo wadooyinka badhtamaha magaaladda iyo kuwa muhiimka ah, waxaana la saadaalinayaa in ay yaraan doonaan shilalka habeenkii wadooyinkaas ka dhaca. sida oo kale ciidanka nabadgalyada wadooyinka ayaa ay ishaarooyinkani ka dul qaadi doonan culayska kala hagida aan kala joogsiga lahayn ee gaadiidka.

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories