Masuuliyiinta Mucaaradka Oo Ku Eedeeyay Guurtida Inay Sabab U Yihiin Shaqaale Dhimis Uu Sameeyay Xafiiska EU Ee Hargeysa
Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ayaa ka hadlay shaqaale dhimis midawga Yurub ee Somaliland ku sameeyay xafiiskiisa Hargeysa. Masuuliyiintan ayaa ku tilmaamay shaqaale dhimistan...
Somaliland: Todoba Qof Oo Harraad U Dhintay Iyo Xaaladda Abaareed Oo Ka Jira Gobollada Galbeedka
Saylac, (SLpost)- Masuuliyiinta Somaliland ayaa si rasmi ah u sheegay in degmooyinka iyo deegaannada ku yaalla galbeedka ay ka jirto abaaro ay waxyeello ka...
DAAWO: Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Jaalliyada Bristol
Bristol, (SLpost)- Maareeyaha wakaallada biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa cariga Ingiriiska ayaa kulan xog-wareysi ah la qaatay jaalliyada...
Guddiga Qaban-qaabada Gobolka Maroodi-jeex Ee Tartanka Ciyaaraha Gobollada Oo Dhaliilay Masuuliyiinta Gobolkooda
Hargeysa, (SLpost0- Guddoomiyaha guddiga qabanqabada ee qaabilsan gobolka maroodi jeex ee tartanka ciyaaraha gobolada Khalil Cismaan Saban (Khaliil Cagoyare) ayaa jeediy baaq iyo dhaliilo...
Mid Ka Mid Ah Xubnaha U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqda Aadamaha Oo Lagu Dhaawacay Dalka Burundi
Bujumbura, (SLpost)- Nin u dhaq-dhaqaaqa arrimaha xaquuqul insaanka dalka Burundi ayaa si xun loogu dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Bujunbura, maalin ka dib markii...
BAQDAAD… laba dun dhexdood!!. Qeybti 1aad.
Waxan halkan idinkula wadaagi doono nuxur kooban oo aan ka soo min guuriyay kitaabka caanka ah ee uu qoray caalimka, sheekha, dhakhtarka iyo taariikh-yahanka...
Dhulku Haddii Uu Dilaaco Siilaanyo Uu Toli Lahaa – W/Q Khadar Cabdiraxmaan
Tan iyo maalintii uu hogaanka la wareegay madaxweyne Axmed Siilaanyo dalka wax badan ayaa u siyaaday, maalinba waxaad maqlaysaa meelbaa dhagax la dhigay, dhisme...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

